Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":95620,"date":"2023-07-10T19:31:16","date_gmt":"2023-07-10T18:31:16","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=95620"},"modified":"2023-07-10T19:31:16","modified_gmt":"2023-07-10T18:31:16","slug":"maxaad-ka-taqaan-halka-uu-soomaalida-uga-yimaado-maandooriyaha-kansarka-laga-qaado-ee-dhallinyaradda-ku-dhex-faafay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/07\/10\/maxaad-ka-taqaan-halka-uu-soomaalida-uga-yimaado-maandooriyaha-kansarka-laga-qaado-ee-dhallinyaradda-ku-dhex-faafay\/","title":{"rendered":"Maxaad ka taqaan halka uu Soomaalida uga yimaado maandooriyaha kansarka laga qaado ee dhallinyaradda ku dhex faafay?"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 10 Luulyo 2023<\/strong><\/span> \u2013 Taabuuga waa nooc ka mid ah tubaakada aan qaaca lahayn, waxaa loo yaqaannaa Chewing Tobacco (tubaakada la calaliyo), ama Snustobbacco iyo Smokelles tobacco.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Tubaakada la calaajiyo waa mid caan ah oo ka mid ah kuwa aan qiiqa lahayn, wuxuuna isticmaalkeedu ku badan yahay bulshooyinka qaaradda Aasiya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa la sheegay in isticmaalkiisa uu ku batay dhalinyarada Soomaalida, oo rag iyo dumarba isugu jira, Sida uu BBC-da u sheegay Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed (Jalaaludiin) agaasimaha isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waa tubaako afka la gashto laakiin tubaakada caadiga ah ayaa wuxuu uga duwan yahay muuqaalka iyo dhadhanka, wuxuuna ku jiraa bac sijil ah, wuxuu shabbahaa nacnaca, wuuna ka jaban yahay tubaakada ama sigaarka, waxaa sahlan in qof walba uu iibsado.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Alaabo badan oo tubaakadu ay ku jirto laguma sheego oo lama qeexo inay ku jirto.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dadka ayaa laga yaabaa inay cunaan waxyaabo aysan waxba ka ogeyn.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Xarunta Nabadda iyo Dimuqraaddiyadda ee Hiil oo xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho, ayaa daraasad ay dhowaan ka sameeyeen isticmaalka maandooriyaha iyo ardayda degmooyinka gobolka Banaadir, ayaa waxay ku xuseen in taabuugu ka mid yahay maandooriyeyaasha ugu badan ee ay dhalinyaradu isticmaalaan.<\/p>\n<\/div>\n