Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":94672,"date":"2023-06-05T18:43:44","date_gmt":"2023-06-05T17:43:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=94672"},"modified":"2023-06-05T18:43:44","modified_gmt":"2023-06-05T17:43:44","slug":"garsooraha-final-ka-cl-oo-sameeyey-arrin-aad-loogu-dhaliilay-uefa-oo-goaan-kasoo-saartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/06\/05\/garsooraha-final-ka-cl-oo-sameeyey-arrin-aad-loogu-dhaliilay-uefa-oo-goaan-kasoo-saartay\/","title":{"rendered":"Garsooraha final-ka CL oo sameeyey arrin aad loogu dhaliilay & UEFA oo go’aan kasoo saartay"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 05 Juun 2023<\/strong><\/span> \u2013 Garsooraha final-ka Champions League ee Szymon Marciniak ayaa gudan doona waajibaadkiisa garsoore ee final-ka Champions League 10-ka Juun tiiyoo baaritaan lagu sameeyey inuu ka qaybgalay munaasabad uu soo qaban qaabiyey siyaasi midigta fog ah.<\/p>\n

Mariniak, oo 42 jir ah, ayaa lagu soo warramayaa inuu xitaa ka hadlay munaasabaddan oo uu soo qabanqaabiyey S\u0142awomir Mentzen.<\/p>\n

Tiiyoo mar hore lagu dhawaaqay inuu yahay garsooraha loosoo xushay dhammaadka CL ee ay UEFA agaasinto Isniintii Maajo 22-kii, Marciniak ayaa ka hadlay xafladdan uu soo qabanqaabiyey Mentzen usbuuc kaddib.<\/p>\n

Mentzen waa Gudoomiyaha xisbiga garabka midig ee New Hope, sidoo kale waa mid ka mid ah hoggaamiyayaasha xisbiga Confederation. Waxa uu caan ku yahay curinta hal-ku-dhegga siyaasadeed: “Waxaan ka soo horjeednaa Yuhuudda, kooxaha isku jinsiga ah, ilmo iska soo rididda, canshuuraha iyo Midowga Yurub<\/a>“.<\/p>\n

Dhaqdhaqaaqayaasha kasoo horjeeda cunsuriyiinta ee Poland ayaa ku andacoonaya in munaasabadda uu kasoo qaybgalay Marciniak, oo cinwaan looga dhigay \u201cEverest\u201d, loo soo agaasimay si loo helo taageero siyaasadeed, in kasta oo markii hore lagu sheegay ‘dhacdo caadi ah’.<\/p>\n

Marciniak, ayaa dhanka kale, waxaa loo malaynayaa inuu ka hadlay xirfaddiisa garsoorenimo halkii uu ka hadli lahaa arrimo siyaasadeed.<\/p>\n

Bayaan ay UEFA soo saartay ayaa lagu xaqiijiyey inuu sii wadi doono doorkiisa final-ka, halka Marciniak uu yiri: “Waxaan rajaynayaa in bayaankan uu gaari doono dhammaan dada ay khusayso, gaar ahaan shakhsiyaadka sida saxda ah uga argagaxey ugana niyad jabay ka qayb galkayga” Dhacdadii Everest.<\/p>\n

\n