Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":94577,"date":"2023-06-03T15:54:02","date_gmt":"2023-06-03T14:54:02","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=94577"},"modified":"2023-06-03T15:55:21","modified_gmt":"2023-06-03T14:55:21","slug":"daawo-bollywood-oo-ceebaysay-norway-sida-ay-carruurta-u-qaataan-warbaahinta-dunida-oo-hadal-haysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/06\/03\/daawo-bollywood-oo-ceebaysay-norway-sida-ay-carruurta-u-qaataan-warbaahinta-dunida-oo-hadal-haysa\/","title":{"rendered":"DAAWO: Bollywood oo ceebaysay Norway & Sida ay carruurta u qaataan (Warbaahinta dunida oo hadal haysa)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Juun 2023<\/strong> <\/span>\u2013\u00a0Muuqaallo naxdin leh ayaa lagu daawaday filim-ka Bollywood ee cusub ee Mrs Chatterjee vs Norway.<\/strong><\/p>\n

Filimku waxa uu muujinayaa sheekada dhabta ah ee safarkii foosha xumaa ee Sagarika Chakraborty oo ah hooyo u dhalatay dalka Hindiya oo dagaal sharci ah oo socday muddo bil ah la gashay hay’adda haynta caruurta\u00a0 Norway ee Barnevernet.<\/p>\n

Waxyaabaha la yaabka leh ee sheekadan oo markii dambe ay soo faragelisey DF Hindiya ku jira waxaa ka mid ah; in hooyadan ilmaha looga qaatay inay gacanteeda raashinka ku siisay, inaysan iyada eegin marka ay la joogaan kooxaha Social-ku iyo inay albaabka xirtey xilli uu cunugeeda roon uu ka daba ordayey.<\/p>\n

Waxyaabaha yaabka leh waxaa ka mid ah in ilmaha qaab qafaal ah loo qaatay tiiyoo aan qoyska la wargelin.<\/p>\n

Qoysas kale ayaa iyana ilmaha looga qaatay sheekooyin rakhiis ah sida in ilmaha aabohood uu dabaal yahay.<\/p>\n

Dadkii lagu waraystay barnaamij uu ka sameeyey Hilinka TRT ayaa sheegay in Norway ay barnaamijkan dad ku shaqaalaysay uun, kuwaaasoo aan wax aqoon ah u lahayn qoys iyo dhaqamo kale toona.<\/p>\n

Ilmaha Norway lagu qaato 36% waa dadka ajnabiga taasoo ah tiro aad u badan maadaama ay dalka ka yihiin 16% oo qura.<\/p>\n