Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":9283,"date":"2018-08-31T16:56:55","date_gmt":"2018-08-31T15:56:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=9283"},"modified":"2018-09-01T11:29:33","modified_gmt":"2018-09-01T10:29:33","slug":"khiyaanada-qarniga-sida-ay-maraykanka-imaaraadku-isula-qorsheeyeen-khaarajinta-jabuuti-sawirro-qaybtii-1-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/31\/khiyaanada-qarniga-sida-ay-maraykanka-imaaraadku-isula-qorsheeyeen-khaarajinta-jabuuti-sawirro-qaybtii-1-aad\/","title":{"rendered":"KHIYAANADA QARNIGA: Sida ay Maraykanka & Imaaraadku isula qorsheeyeen KHAARAJINTA Jabuuti + Sawirro (Qaybtii 1-aad)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 31 Agoosto 2018<\/strong><\/span> – Ma badna in Wasiirrada arrimaha dibaddu ay dhawrsanaanta diblomaasiyadda ka tagaan, xitaa marka ay ku jiraan fadhiyo albaabadu u xiran yihiin, laakiin Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti ayaa si buuxda meel isagaga dhigay qoraalkiisii ka koobnaa 6-da bog ee uu u diray safiirradiisa bishii la soo dhaafay kaas oo ku saabsanaa isu soo dhowanshihii lama filaanka ahaa ee dhex maray labada dal ee colka ahaa dariskana ay yihiin ee Itoobiya iyo Erateriya.<\/p>\n

Billawgiiba waxaa soo if baxay in Dowladda yar ee Jabuuti \u2013 iyada oo ay jirto sabab la fahmi karo – ay ka dareentay walwal aan horay loo arag isu soo dhowaanshahaa lama filaanka ahaa, sidaa darteed ayuu u doortay wasiirkeeda arrimaha dibadda in uu werwerkaa ku cabbiro erayo aan leexleexad lahayn, isaga oo aan innaba ilaalin diblomaasiyaddii dhaqanka ahayd, waxa uuna ku sifeeyay Raysulwasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed in uu yahay \u201cnin dagdagaya oo fudud\u201d, waxa uuna u adeegsanayaa xubinnimada aan joogtada ahayn ee dowladdiisa ee Golaha Ammaanka in cunaqabataynta lagaga qaado Erateriya, isaga oo aan ka fikirin saamaynta ay arrintaasi ku yeelan karto Jabuuti oo ah saaxiibka ugu muhiimsanaa ee Itoobiya 20-kii sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n

\"\"
Sawirrada: Wasiir dibadeedka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf (Midig) iyo RW Itoobiya, Abiy Axmed (bidix)<\/figcaption><\/figure>\n

Erateriya waxaa looga yaqaanay diblomaasiyiinta dhexdooda in ay tahay Kuuriyada Woqooyidii Afrika, ilaa mar dhowna waxaa lagu tilmaami karay cadawga cid walba, waayo marka laga soo tago dagaalkii dheeraa ee ay la gashay intii aysan xornimada ka qaadanin ka hor iyo kadibba, taas oo ka dhigtay Itoobiya dowlad aan bad lahayn, sidoo kale Erateriya, waxa ay dagaal la gashay Jabuuti bilawgii 2010-kii, muran xagga xuduudda ah dartii.<\/p>\n

Kaddib markii ay Erateriya ciidammo ku soo daadisay saddex geesoodka Dumeera ilaa gudaha Jabuuti, arrintaas oo keentay in ay labada dal dhex maraan dagaallo kooban oo dhibaatadoodii qayb ahaan lagu xalliyay dhexdhexaadintii Qadar oo kadibna geeysay ciidammo kuweeda ah xuduudda labada dal, laga soo billaabo xilligaa Erateriya waxa ay noqotay meel ay gabbaad iyo taageero ka helaan mucaaradka Jabuuti, kuwaas oo ay ugu cadcad yihiin koox mucaarad hubaysan ah oo loo yaqaanno \u201cCiidanka Cabsida\u201d.<\/p>\n

AANNU DIB KUU CELINO!<\/strong><\/p>\n

Cadaawadda ka dhexaysa Itoobiya iyo Eriteriya, mushkiladaha soo jireenka ah ee aan la xallinin iyo culayskii uu keenay go\u2019itaankii Eriteriya ayaa ku khasbay Itoobiya in ay miciin biddo Jabuuti lana sixiixato heshiis ah wax wada qabsi millatari sanadkii 1999-kii, ilaa iyo xilligaa Jabuuti waxa ay u ahayd Itoobiya badda kali ah ee u furan, 95% baahideeda ahna waxa ay kala soo dagi jirtay dekedda Jabuuti, sidoo kale Jabuutina Itoobiya waxa ay ka keensan jirtay biyaha iyo korontada.<\/p>\n

20-kii sano ee ugu dambeeyay xiriirkoda isku tiirsanaan wuu xooganaa, iyada oo ay xoojinayaan xaqiiqda juquraafi iyo dhacdooyinka siyaasadeed oo uu udub dhexaad u ahaa xiriirka aan wanaagsaneen ee Itoobiya ay la lahayd Eratariya iyo Soomaaliya kaas oo xoojiyay makaanadda Jabuuti ee ah in ay tahay meesha kaliya ah ee Itoobiya bad uga furan tahay.<\/p>\n

Yeelkeede, Isbadallada\u00a0uu Abiyi Axmed kula heshiinayo Eriteriya iyo Soomaaliya ayay Jabuuti u aragtaa in Abiyi Axmed uusan kaligii wadin, laakiin ay jirto dowlad gobolka ka tirsan oo gadaal ka riixaysa, taas oo doonaysa in ay isbahaysiyo ay ku jiraan kuwa Geeska Afrika ay dib ugu dhisto si waafaqsan danaheeda, dowladdaas oo ah tan Imaaraadka Carabta.<\/p>\n

La soco qaybta 2-aad…<\/p>\n

Waxaa Tarjumay:<\/strong> Dr Maxamed Xasan Nuur<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 31 Agoosto 2018 – Ma badna in Wasiirrada arrimaha dibaddu ay dhawrsanaanta diblomaasiyadda ka tagaan, xitaa marka ay ku jiraan fadhiyo albaabadu u xiran yihiin, laakiin Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti ayaa si buuxda meel isagaga dhigay qoraalkiisii ka koobnaa 6-da bog ee uu u diray safiirradiisa bishii la soo dhaafay kaas oo ku […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9285,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/b1-2.png?fit=1136%2C639&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-2pJ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9283"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9283"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9288,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9283\/revisions\/9288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}