Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":91698,"date":"2023-03-23T06:13:06","date_gmt":"2023-03-23T06:13:06","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=91698"},"modified":"2023-03-23T06:14:07","modified_gmt":"2023-03-23T06:14:07","slug":"taxa-toban-faaiido-oo-uu-qaruhu-u-leeyahay-qofka-sooman","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/03\/23\/taxa-toban-faaiido-oo-uu-qaruhu-u-leeyahay-qofka-sooman\/","title":{"rendered":"XOG CILMI AH: Taxa TOBAN faa’iido oo uu QARUHU u leeyahay qofka sooman"},"content":{"rendered":"
\n

(Los Angeles) 23 Maarso 2023<\/span>\u00a0\u2013\u00a0<\/strong>Ramadhaanku waa bil barakeysan oo ay Muslimiinta sanad walba soomaan 29-30 maalmood oo xiriir ah. Muddadaasi ay Muslimiintu sooman yihiin iney qofku tabarta u diiddo maahane waxaa si joogta miiska afurka laga waayin qaraha oo ah miro ku wanaagsan bi\u2019inta oonka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muslimiinta istcmaalka qaraha xilliga Ramadhaanka waa mid ay caadeysteen balse waxay sida oo kale raad ku leedahay diinta Islaamka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201dRasuulkeenna (scw) wuxuu isku cuni jiray qare iyo timirta,\u201d sida Imaam Imaam Tirmidi (A.R) uu ku qoray kitaabka uu ka qoray \u201dDawooyinkii Nabiga.\u201d<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muslimiinta sooman intooda badan marka ay afurayaan halka ay biyo badan cabbi lahaayeen waxay ka door bidaan iney qaraha ama xabxabka cunaan ama ay sharaab ka dhigtaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xabxabkuna bisha soon inta lagu jiro waxaa si weyn looga arkaa suuqyada khudaarta lagu kala iibsado.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"qaraha\"<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n
\n

Dr Maxamed Cabdi Gabooose oo ka mid ah dhaqaatiirta Kenya ka howlgasha ayaan wax ka weydiinnay dhanka caafimaadka marka laga eego faaa\u2019iidooyinka caafimaad uu qaruhu u leeyahay qofka sooman, isaga oo qodobbeeyey faa\u2019iidooyinka uu u leeyahay qofka soman waxaa uu yiri:<\/p>\n<\/div>\n

\n
    \n
  • Qaruhu qofka sooman wuxuu u soo celinayaa biyihi jirkiisa ka baxay oo biya ku filan ayuu jirka ka helayaa gaar ahaanna dadka dhulka kulul joogo fuuqbaxa ku dhacaya ayuu qaraha soo celinayaa<\/li>\n
  • Qaruhu ama xabxabka waa cunto fudud oo qofka sooman aan dhibeyn<\/li>\n
  • Tamarta qofka soomanaa ayuu dib u soo celinayaa maaddaama biyo iyo tamar wada socdo uu ka helayo<\/li>\n
  • Dheefshiidka ayuu qaruhu u sahlan yahay oo caloosha kuma raagayo.<\/li>\n
  • Qaruhu kuma jiro cunnooyinka keena daac-qururnka iyo caloosha iney fariisato<\/li>\n
  • Qaruhu inuusan qofka appetite ka xireen sida cuntooyinka kale oo kale<\/li>\n
  • Qaruhu waa cunto dabiici ah oo macdin badan oo jirka u baahan yahay laga helo<\/li>\n
  • Miisaanka qofka ayuu hagaajiyaa<\/li>\n
  • Qaruhu wuxuu gacan ka geystaa dajinta dhiig-karka iyo socodka dhiigga oo uu wanaajiyo<\/li>\n
  • Qaruhu dadka cudurka macaanka qaba wey isticmaalin karaan oo waxaa ku jirto sokor dabiici ah oo aan qofka wax dhib ah u keeneyn maaddaama qaraha uu killiyaha sifeeyo halka sokorta aan dabiiciga ahayn ay kalliyaha saameyso.<\/li>\n<\/ul>\n<\/div>\n
    \n
    \n
    \n
    \n
    \n
    \".\"<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

    Dr Gabooose wuxuu sheegay inkasta oo caddeymo buuxa oo dhanka saayniska aan loo heyn haddana iney jiraan dad aad u yar uu qaraha laabjeex ku kiciyo.<\/p>\n

    \n

    Wararka sheegay in dadka qaar uu xabxabku xasaasiyad ku keeno wuxuu dhakhtarku sheegay iney jiri karaan balse tiro ahaan ay aad u yar yihiin.<\/p>\n<\/div>\n

    \n

    \u201dDadka macaanka iyo beer subagga qaba iney qaraha isticmaalaan aad ayey u wanaagsan tahay maadaamaa faa\u2019idooyin caafimaad uu u leeyahay,\u201d ayuu yri Dr Gabose.<\/p>\n<\/div>\n

    \n

    Waxyaaba yaryarka ah marka laga reebo qaruhu waxaa kumaa kun jeer ka badan faa\u2019idooyinka uu la leeyahay.<\/p>\n<\/div>\n

    \n

    Daraasado cafimaad oo faa’iidooyinka qaraha ama xabxabka lagu sameeyey waxay tilmaamayaan qaraha iney ku jiraan maaddooyin cudurrada ka hortaga isla-markaana wanaajiyo muuqaalka maqaarka qofka.<\/p>\n<\/div>\n

    \n

    Khubareada takhasuskoodu yahay cuntooyinka waxay sheegayaan noocyada kala duwan ee cuntooyinka oo aan isticmaalno iney isugu jiraan kuwa waxtar aad u weyn noo leh iyo kuwa waxyeello dhanka caafimaadka noo keeni kara.<\/p>\n<\/div>\n

    \n

    Waxaana inta badan saameynta caafimaad ee cuntooyinkaasi u geystaan jirkeenna ay ku xiran tahay habka aan u bisleyno, xaddiga aan cuntadaasi ka qaadanno, xilliga aan isticmaalno iyo waxyaabaha kale ee cuntooyinkaasi marka la sameynayo lagu daro.<\/p>\n<\/div>\n

    \n

    Waxaana marag ma doonto ah sida ay khubaradu sheegayaan iney jiraan cuntooyin badan oo khatar caafimaad oo aad u weyn aan ka dhaxli karno oo dadkuna iyaga oo aan ogeen ay si joogta ah u isticmalaan.<\/p>\n

    BBC<\/p>\n

    Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

    (Los Angeles) 23 Maarso 2023\u00a0\u2013\u00a0Ramadhaanku waa bil barakeysan oo ay Muslimiinta sanad walba soomaan 29-30 maalmood oo xiriir ah. Muddadaasi ay Muslimiintu sooman yihiin iney qofku tabarta u diiddo maahane waxaa si joogta miiska afurka laga waayin qaraha oo ah miro ku wanaagsan bi\u2019inta oonka. Muslimiinta istcmaalka qaraha xilliga Ramadhaanka waa mid ay caadeysteen balse […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":91699,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/s-8.webp?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-nR0","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91698"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91698"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91702,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91698\/revisions\/91702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}