Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":91616,"date":"2023-03-21T13:33:37","date_gmt":"2023-03-21T13:33:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=91616"},"modified":"2023-03-21T20:55:20","modified_gmt":"2023-03-21T20:55:20","slug":"ceeb-df-somalia-oo-xulka-qaranka-u-diiddey-inay-isku-diyaariyaan-gegada-istaadiyo-muqdisho-waxa-ka-dhalan-kara-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/03\/21\/ceeb-df-somalia-oo-xulka-qaranka-u-diiddey-inay-isku-diyaariyaan-gegada-istaadiyo-muqdisho-waxa-ka-dhalan-kara-daawo\/","title":{"rendered":"CEEB: DF Somalia oo Xulka Qaranka u diiddey inay isku diyaariyaan Gegada Istaadiyo Muqdisho & Waxa ka dhalan kara (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 21 Maarso 2023<\/strong><\/span> \u2013 Xulka Qaran 17-jirrada Somalia ayaa isu diyaarinaya inuu markii ugu horreeysey ka qaybgalo Tartanka 17-jirrada Qaaradda Afrika oo ka furmi raba dalka Aljeeriya, maadaama ay yihiin Horyaallada Bariga iyo Bartamaha Afrika.<\/p>\n

Yeelkeede, Macallinka Xulka Nuur Amiin ayaase sheegay in Wasaaradda Isboortiga DF Somalia ay u diiddey inay isku diyaariyaan Garoonka WAYN ee Istaadiyo Muqdisho maadaama uu yahay garoon waafaqsan heerarka caalamiga ah.<\/p>\n

Macallin Nuur Amiin oo runtii arrintaas si wayn uga xumaaday ayaa warbaahinta u sheegay inuu qaadan waayey oo ay la yaab ku noqotay in go’aan noocaas ihi uu kasoo baxayo isla dowladdii dalka uu metelayo Xulka Qaranka Somalia.<\/p>\n

Tan kasii darani waxay tahay in waxan oo dhami salka la gelayaan khilaafkii beri dhowayd ka taagnaa doorashada Guddoonka Xiriirka Kubadda Cagta, iyadoo DF Somalia looga baahan yahay inay arrintan soo farageliso.<\/p>\n

Arrintan ayaa sidoo kale waxaa ka dhalan karta in FIFA ay Somalia ka reebto tartamada caalamiga ah, maadaama ay DF Somalia samaysay faragelin carqaladaynaysa howlaha xiriirka iyo xulka oo ah kuwo maamul ahaan ka madax bannaan DF.<\/p>\n

\n