Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":91153,"date":"2023-03-12T10:44:48","date_gmt":"2023-03-12T10:44:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=91153"},"modified":"2023-03-12T10:44:48","modified_gmt":"2023-03-12T10:44:48","slug":"markii-aad-tuug-wax-ka-dhacdo-waa-sharaf-nin-dhac-uu-gaystey-ku-sheegay-waajib-diimeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/03\/12\/markii-aad-tuug-wax-ka-dhacdo-waa-sharaf-nin-dhac-uu-gaystey-ku-sheegay-waajib-diimeed\/","title":{"rendered":"”Markii aad tuug wax ka dhacdo waa sharaf” – Nin dhac uu gaystey ku sheegay waajib diimeed"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 12 Maarso 2023<\/strong> <\/span>\u2013 \u201cBangiga waxaan u dhacay danta shacabka, laakiin tuugannimo kuma sheegi kartaan, sababtoo ah qof miskiin ah oo la dhaco waxaa la yiraahdaa tuugannimo, qofka tuugga ee dhaca waa la cafiyaa, kan bangiga dhaca waa u sharaf\u201d, ayuu yiri hoggaamiyaha jabhadda.<\/p>\n<\/div>\n Lucio Urtubia Jim\u00e9nez wuxuu ahaa hoggaamiye jabhad ka dhaqdhaqaaqda Laatiin Ameerika iyo qaybo ka mid ah Yurub fadhigooduna ahaa dalka Spain.<\/p>\n<\/div>\n Jabhaddaasi oo lagu yaqiinnay ficillada ay ka midka yihiin afduubka, dhaca, iyo iney dadka waddamada u kala tahriibiyaan.<\/p>\n<\/div>\n Lucio Urtubia oo 1980-yadii ahaa ninka sida aadka ah ay u raadinayeen waddamo ku yaalla Laatiin Ameerika iyo Yurub.<\/p>\n<\/div>\n Isaga oo loo haysto inuu dhac bareer ah u geystay bangiga la oran jiray National City Bank oo hadda loo yaqaanno Citi Bank, Jabhadduna ay dhacday lacag dhan 20 malyan oo doollar.<\/p>\n<\/div>\n Inkasta oo bangiga lacagta laga dhacay uu sheegay in lacag intaa ka badan laga dhacay walow ay cadadkeeda sheegin.<\/p>\n<\/div>\n Booliska Caalamiga ah (interpol) oo amar lagu siiyey soo qabashada ninkaasi waxaa ku adkaatay iney soo qabtaan.<\/p>\n<\/div>\n Locio oo aaminsan lacagta kooxda uu hoggaaminayo ay dhacday iney ahayd lacag ay u dhaceen si ay u gutaan waajib diini ah, lacagtana uu xubnaha jabhadda ka tirsanaa wax ugu qabtay taasina ay dambi ahayn.<\/p>\n<\/div>\n Ficilka dhaca ee ay jabhaddu u geysatay bangigana waxaa ka dhashay dood ku saabsan dareenka iyo sharciga.<\/p>\n<\/div>\n Dhanka sharciga waxaa la aaminsan yahay inuu falkaasi yahay tuugnimo uuna mudan yahay in shariga lala tiigsado, halka aragtida jabhadda iyo hoggaamiyaheedaba ay aaminsan yihiin oo ah iney ficilkan shacabka dartii u sameeyeen.<\/p>\n<\/div>\n Wuxuuna Locio ku doodayaa ficilka ay bangiga lacagtaasi uga dhaceen iney kala tashadeen hoggaamiyihi dhaqdhaqaaqa xornima-doonka waddamada Laatiin Ameerika Che-Guevera.<\/p>\n<\/div>\n