Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":91146,"date":"2023-03-11T20:15:53","date_gmt":"2023-03-11T20:15:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=91146"},"modified":"2023-03-11T20:16:33","modified_gmt":"2023-03-11T20:16:33","slug":"awoowgeey-wuxuu-ku-dhintay-dagaal-aabbahayna-isagoo-oof-u-dhintay-ayay-dowladdu-caddayntiisii-nooga-dhaaratay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/03\/11\/awoowgeey-wuxuu-ku-dhintay-dagaal-aabbahayna-isagoo-oof-u-dhintay-ayay-dowladdu-caddayntiisii-nooga-dhaaratay\/","title":{"rendered":"“Awoowgeey wuxuu ku dhintay dagaal, aabbahayna isagoo oof u dhintay ayay dowladdu caddayntiisii nooga dhaaratay!”"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Maarso 2023<\/strong><\/span> – Miyi iyo magaalo – Anigu miyigii aan ku dhashay baan intaa ku soo la’ekaaday. Xoolo dhaqato ayaannu nahay, tabtii awowyaday. Awowgay dadkiisu caawa waa qabiil dhan, xitaa aabbahay baa qabiil ah, oo anigan ku la hadlaya ayaa leh 12 wiil iyo 17 wiil oo aan awow u ahay (dhaqankayaga gabdhaha ma tirsanno).<\/p>\n

Da’daydu waa 47 jir caawa. Wax ma qoro waxna ma akhriyo, ubadkayga iyo saddexdayda dumar ahina waa i la mid. In aan dareensan ahay baahida nololeed ee aan u qabo akhriska iyo qorista waan og ahay, laakiin waxaa ka weyn baahida aan u qabo in aan ubadkaygu gaajo iyo harraad u dhiman ama cadaw layn. Dhaqashada xoolahayga iyo ilaashiga tolkay oo qudha ayaa i ga caawin kara badbaadinta ubadkayga iyo naftayda.<\/p>\n

Wax aan maqlaa dawlad. Carruurta markii aan ahaa awowgay baa noo sheegi jiray dawladda. Awowgay magaalooyinka ayuu u badnaa. Awowgay waxaa la gu dilay Dagaalkii Carsoojeeso oo aan aniguba ku dagaal bartay. Aabbahay dagaalkaa wuu na gu la jiray. Isaguna dawlad buu ka hadli jiray, aabbay, in kasta oo uuna sidii wacnayd ee awowgay u ga sheekayn jirin u aqoon.<\/p>\n

Aabbahay magaalooyinka wuu tagi jiray, weliba marka uu geelayaga goolal ka kaxeeyo ama idahayaga ahmin ka kaxeeyo, mararka qaarna wanan iyo orgi is ku jartay ayuu jar ahaan u iibgeyn jiray. Marka uu soo noqdo had iyo jeer wax uu ku caban jiray “wallaahay tii dawlad ahayd iyo kuwii reer magaal ahaa waa ay na dhaceen, si alla si aannu isaga celinnana garan maynno!”.<\/p>\n

Aabbahay laba jeer baa la xidhay, waayo xoolihiisii nimankii ka iibsaday baa lacag ka dafiray oo markii uu is ka celin lahaana saraakiil u soo kaxaystay. Beri dhowayd oo aabbahay oof u dhintay dawladdu waa ay noo diidday in dhakhtarku caddeeyo in uu u dhintay nabarradii askartu gaadhiisay.<\/p>\n

Anigu da’daa aan ahay weligay magaalo ma tagin. Wiilashayda laba ka mid ah baa tagtay, oo marba waxa aannu u baahanno noo ga soo iibiya. Mana jecla in ay ku noqdaan, oo mar walba lacagta ayaa la ga dhacaa oo dagaal bay ku soo galaan.<\/p>\n

Dadkaa magaalooyinka joogaa dhaqanna ma laha diinna ma laha oo gaalo iyo Carab bay ku daydaan baa la yidhi. Qisooyinka ay ii ga sheegaan baa maalinba ta dambaysa i nacsiiya magaalo. “Aabbe, gaalo bilaa diin ah oo bilaa dhaqan ah uun ka soo qaad.” Maalintii yarka carruurtayda u gu weyni hadalkaa i gu yidhi baan dhigay magaalo hadalkeeda.<\/p>\n

Imika waxan tobanka Laandkuruusar ku yimid ee na dhex tamashleynaya sow ma aragtid? Waa dawladdii iyo gaaladii oo wada socda. Saddex fac oo aan qoyskayaga caawa odaygii ahay, ma arag wax ay na tareen cashuurta xoolahayaga oo ay gurtaan mooyee. Imikana waa kuwan dawladdii iyo gaaladii oo wada socdaa.<\/p>\n

Dantooda ayay u socdaan oo sida yarku ii sheegay mushaharooyinka iyo lacagaha ay qaataan in ay annaga noo yimaaddaan oo na sawiraan oo gaaladii Dollar-ka lahayd sawirka u tusaan weeye dantoodu. Welina qof ka ma aannaan dilin, oo iyaga ayaaba marka aannu is dillo yidhaahda waannu idin ka la celinaynnaa.<\/p>\n

Dhulkayaga iyo xoolahayaga iyo tolkayo iyo Ilaahay ayaa noo ah jiritaanka annaga. Wax aan afartaa ahaynna ma rumaysnin. Haddii aanu badbaadno iyo haddii aannu rogmannaba, addoonka na gu abtirsada ee ninka cad iyo carabka iyo dawladda noo gumaynaya ayaa iyaga ka xun.<\/p>\n

Qolada dawladda sheegata iyo hay’adaha gaalada uun ma ah ee, niman aannu wada ilmo adeer nahay oo magaalo iyo duni kale u kacay baa iyaguna marmar noo yimaadda iyaga oo gawaadhi wata oo lacag sita oo dhar qurux badan xidhan oo kamarado sita. Maalmo ayay iyaguna na la joogaan oo inta ay waxyaalo yaryar na siiyaan sida gaalada sawirro na ga qaataan oo na ga yaacaan. Sawirro badan bay na ga qaataan mooyi waxa ay ku falaan ee, oo sawirradaa qaar bay noo soo diraan hadhow: annaga oo geela maalaynna iyo annaga oo riyaha ama idaha maalaynna iyo annaga oo dhooqo ka dhaansanaynna iyo annaga oo awrtayada ku guuraynna iyo annaga qolada aannu deriska nahay la dagaallamaynna iyo annaga oo caydh ah oo baahan.<\/p>\n

Dadkaas oo dhan koox qudha ayaanan weligay illaawayn, oo aan carruurtayduna illaawayn. Wax ay ahayd koox wada soomaali ah oo aan qof shisheeye ahi la socon. Wax ay na barayeen sidii aannu dhulkayaga u ga ilaalin lahayn xaalufid. Wax ay na bareen cilmi ku saabsan annaga iyo dhulkayaga iyo xoolahayaga iyo ugaadhayada iyo dugaaggayaga iyo shimbirahayaga iyo cayayaankayagu sida aannu u wada nool nahay ee isu dheellitirno ee aan midkaayana noolaan karin ka kale la’aantii. Markii ay hadal badan sidaa noo bareen saddex cisho, ayay haddana na daawadsiiyeen filin ay Soomaali ku turjumeen oo ashqaraar na gu riday; filin na baray sida aannu degaankayaga u ilaashan karno. Waannu wada yaabnay runtii, waannu ka la badannay waxii aannu wax barannay. Dadkaasi wallaahay cilmi bay na bareen.<\/p>\n

Maalintaa ka dib gacantaydu geed ma ay goyn, qof aan dhalay ama awow u ahayna waan ka habaaray in uu geed gooyo. 5 sano oo keliya ka dib degmadayadii kayn bay isu beddeshay. Bishan dabayaaqadeeda, ama ta soo socota, dhulkayagan oo gugu helaa sida uu noqon doono ayaan sugayaa. Cagaarka dhulka ka baxa iyo laanta geedka ku tallaaba carruurtayda ayay ii la mid yihiin caawa.<\/p>\n

W; D:<\/strong> Ibraahim Hawd<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Maarso 2023 – Miyi iyo magaalo – Anigu miyigii aan ku dhashay baan intaa ku soo la’ekaaday. Xoolo dhaqato ayaannu nahay, tabtii awowyaday. Awowgay dadkiisu caawa waa qabiil dhan, xitaa aabbahay baa qabiil ah, oo anigan ku la hadlaya ayaa leh 12 wiil iyo 17 wiil oo aan awow u ahay (dhaqankayaga gabdhaha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":91148,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Mogadishu.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-nI6","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91146"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91146"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91149,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91146\/revisions\/91149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91148"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}