Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":91134,"date":"2023-03-11T10:46:04","date_gmt":"2023-03-11T10:46:04","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=91134"},"modified":"2023-03-11T10:46:33","modified_gmt":"2023-03-11T10:46:33","slug":"waxaan-ka-cabsanayaa-inaad-gaajada-la-qabsan-waydid-marka-ay-ilmahaagu-halkan-ku-keenaan-hooyo-wiilkeeda-caasiga-ah-la-hadlaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/03\/11\/waxaan-ka-cabsanayaa-inaad-gaajada-la-qabsan-waydid-marka-ay-ilmahaagu-halkan-ku-keenaan-hooyo-wiilkeeda-caasiga-ah-la-hadlaysa\/","title":{"rendered":"”Waxaan ka cabsanayaa inaad GAAJADA la qabsan waydid marka ay ilmahaagu halkan ku keenaan” – Hooyo wiilkeeda caasiga ah la hadlaysa"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 11 Maarso 2023<\/strong>\u00a0<\/span>\u2013\u00a0<\/b>Waalidka halaga war qabo.!!!<\/p>\n<\/div>\n

Nin ayaa waa hooyadii geeyey meelaha dadka waayeelka ah lagu xannaaneeyo kaddib markii ay caruurtiisa iyo xaaskiisu u dulqaadan waayeen hooyada waayeelnimada bukaannimadu u dheertahay ee daryeelka badan u baahan.<\/p>\n

Maaddaama uu ahaa nin shaqada iyo qoyskiisa ku mashquulsan waxa uu hooyadii booqan jiray saddexdii biloodba hal mar, mudda yarna wa uu la joogi jiray. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa lagasoo wacay xaruntii xannaanada waxaana loo sheegay in ay hooyadii geeri qarka u saarantahay, \u201ckasoo gaar aad aragtid hooyadaa inta aysan go\u2019in\u201d ayaa lagu yiri.<\/p>\n

Markii uu yimid goobtii ayuu hooyadii oo ay naftu qaad-qaadayso waydiiyay hooyo maxaan kuu qabtaa?<\/p>\n

Hooyadii oo indhaha la raacaysa wiilkeedii ayaa tiri: ”Waxa aan jeclaan lahaa in aad Marwaxado kusoo xirtid xerada, sababtoo ah malaha marwaxado waana kuleyl xilliyada qaar. Waxaad kale oo aad keentaa tallaagado wax qaboojiya ama wax cuntada kaydiya. Hooyo in badan ayaan baahi ku seexday intaan waayey wax aan cuno.”<\/p>\n

Wiilkii oo yaabban ayaa waydiiyey: ”Hooyo maxaad arrintan mar hore iigu sheegi waydey? hadda maxay kuu taraysaa?” Hooyadii oo xanuunka geeridu u dheer tahay murugo ayaa tiri: \u201cHooyo anigu waan la qabsaday kulaylka iyo gaajada, waxaanse ka baqayaa inaad adigu la qabsan waydid marka aad waynaato ee ay ubadkaagu halkan ku keenaan.\u201d<\/p>\n

\n

W; D:<\/strong> Cabdulqaadir Dulyar<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Maarso 2023\u00a0\u2013\u00a0Waalidka halaga war qabo.!!! Nin ayaa waa hooyadii geeyey meelaha dadka waayeelka ah lagu xannaaneeyo kaddib markii ay caruurtiisa iyo xaaskiisu u dulqaadan waayeen hooyada waayeelnimada bukaannimadu u dheertahay ee daryeelka badan u baahan. Maaddaama uu ahaa nin shaqada iyo qoyskiisa ku mashquulsan waxa uu hooyadii booqan jiray saddexdii biloodba hal mar, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":91135,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/s-18.jpg?fit=817%2C544&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-nHU","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91134"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91134"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91137,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91134\/revisions\/91137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}