Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":91099,"date":"2023-03-10T17:46:35","date_gmt":"2023-03-10T17:46:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=91099"},"modified":"2023-03-10T17:46:35","modified_gmt":"2023-03-10T17:46:35","slug":"dal-afrikaan-ah-oo-uu-ka-holcayo-dagaal-loo-galo-qaab-yaab-leh-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/03\/10\/dal-afrikaan-ah-oo-uu-ka-holcayo-dagaal-loo-galo-qaab-yaab-leh-sawirro\/","title":{"rendered":"Dal Afrikaan ah oo uu ka holcayo dagaal loo galo qaab yaab leh + Sawirro"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 10 Maarso 2023<\/strong><\/span> \u2013\u00a0<\/b>Gobolka Saaxil ee Afrika ayaa ah goob ay ku badan yihiin dagaallada kooxaha jihaad doonka ah, iyadoo sannadkii hore gudaha waddanka Mali oo kaliya lagu dilay in ka badan 2,000 oo qof oo rayid ah.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Balse halista kama imaanayso oo kaliya kooxaha kacdoonka wada ee jihaad-doonka ah, ee waxaa jira calooshood u shaqeystayaal ka tirsan kooxda Wagner ee Ruushka, kuwaas oo inkasta oo loo keenay inay la dagaalamaan kooxaha jihaadiyiinta, haddana lagu eedaynayo inay geysteen gabood-fallo iyo inay abuureen amni darro hor leh.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Hasayeeshee waddanka Mauritania oo kamid ah dalalka Saaxil, ayaanan tobankii sanadood ee la soo dhaafay lagu qaadin hal weerar.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dalkaas ayaa la yimid istaraatiijiyad ay ku ilaalinayaan xadkooda gaaraya illaa 2,000km iyaga oo isticmaalaya geela.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
BBC da ayaa halkaas booqtay. Waa dhul bacaad ah wuxuunu astaan u yahay Xadka ay wadaagaan Mauritania iyo Mali oo ah gobo ay colaado ka jiraan. Waxaa dhulka ilala ka ah rag reer guuraa ah oo loo yaqaan Meharist.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dawladda ayaa qorata rag kasoo jeeda degaanka maadaama ay aqoon xeel dheer u leeyihiin dhulka iyo dadka ku nool aagga.<\/p>\n<\/div>\n