Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":90977,"date":"2023-03-06T19:19:46","date_gmt":"2023-03-06T19:19:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=90977"},"modified":"2023-03-06T19:20:05","modified_gmt":"2023-03-06T19:20:05","slug":"dal-ay-dumar-badani-diiddan-yihiin-inay-ubad-dhalaan-sabab-la-yaab-leh-oo-ay-daliishadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/03\/06\/dal-ay-dumar-badani-diiddan-yihiin-inay-ubad-dhalaan-sabab-la-yaab-leh-oo-ay-daliishadeen\/","title":{"rendered":"Dal ay dumar badani diiddan yihiin inay ubad dhalaan & Sabab la yaab leh oo ay daliishadeen"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 06 Maarso 2023<\/strong>\u00a0\u2013<\/span>\u00a0“Ma awoodo in aan carruur koriyo,” ayay tiri Gloria, oo ku guursatay 30-jir.<\/b><\/p>\n<\/div>\n Waxay samaysay maadada xisaabta , waxay ogaatay inay ku baxeyso lacag dhan 2,400 oo doolar bishii tasoo ka badan kharashaadkeeda kale si ay u koriso ilmo iyadoo ku nool dalka Shiinaha.<\/p>\n<\/div>\n “Wuxuu kharashka gaari doonaa 3,000 yuan ($436) gaar ahaan kharashka maalinlaha ah sida cuntada. 2,000 ($291) waxay ku baxeysaa xanaanada carruurta, 1,000 ($145) doolar daryeelka ilmaha gaar ahaan xarumaha ku meel gaarka ah waa haddii loo baahdo iyo ugu yaraan 10,000 ($1,456) oo ku baxeyso waxbarashada canuga”<\/p>\n<\/div>\n Gloria waxay macalin ka tahay dugsi hoose oo ku yaalla gobolka Guangdong ee koonfurta Shiinaha.<\/p>\n<\/div>\n Celcelis ahaan dakhliga soo gala haweenka ka shaqeeya ganacsiga gaarka loo leeyahay ee dalkaas waxaa soo gaashaa ilaa 6,000 yuan bishiiba oo u dhiganta ($873) doolar.<\/p>\n<\/div>\n Maadama ay gabadhan tahay qofka kaliya ay dhaleen waalidiinteeda iyadoo ay ugu wacan tahay siyaasadda Shiinaha ee ah in dumarka loo gol yahay inay dhalaan hal canug, waxay sheegtay inay diiradda saareyso sidii u bixin laheyd deynta lagu leeyahay iyo sidii lacag ay meel ugu dhigi laheyd waalidiinteeda da’da ah.<\/p>\n<\/div>\n Shiinaha ayaa wajahaya isbedel dhanka tirada dadka ah: waxaa sii yaraanayay tirada dadka Shiinaha markii ugu horeysay muddo lixdan sano ah.<\/p>\n<\/div>\n Warbixin cusub waxay muujineysay in dumarka Shiinha ay doonayaan inay hal canug ama qaarkooda maba rabaan inay ilmo dhalaan.<\/p>\n<\/div>\n Boqolkiiba dumarka Shiinaha ee aan ilmo lahayn ayaa kor uga kacay sanadkii 2015-kii waxay gaartay boqolkiiba 6% halka boqolkiiba 10% ay gaartay sanadkii 2020, sida lagu sheegay daraasad ay dhowaan samaysay xarunta cilmi baarista dadweynaha iyo horumarinta Shiinaha.<\/p>\n<\/div>\n Waxay sidoo kale muujisay warbixinta ,haweenka Shiinaha ee da’da dhalmada gaaray in heerka tarankooda uu hooseeyo, iyadoo celceliska tirada la filayo ee carruurta ay hoos ugu dhacday 1.64 sanadkii 2021 marka loo barbardhigo 1.76 ee sanadkii 2017.<\/p>\n<\/div>\n Inkastoo wadamada kale ee Aasiya sida Singapore, Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ay sidoo kale heerka tarankooda uu hooseeyo, dadka qaar ayaa sheegaya inay wali rajeynayaan inay dhalaan laba caruur ah. balse Shiinaha, sidaas maaha xaaladda.<\/p>\n<\/div>\n “Marka la eego xaaladda Shiinaha sidaas wuu ka duwan yahay, waxaa aad u hooseeyaa heerka taranka iyo sidoo kale damaca dhalidda carruur badan” ayay tiri Dr. Shuang Chen oo maadada xiriirka bulshada ee caalamiga iyo siyaasadda dadweynaha ka dhigta jaamacadda dhaqaalaha iyo siyaasadda ee London.<\/p>\n<\/div>\n Xilli Shiinaha uu bilaabay inuu qabto shirarkiisa siyaasadeed bishan March- lataliyeyaasha arrimaha siyaasadda ayaa soo jeediyay in sare loo qaado heerka taranka ee dalkaas.<\/p>\n<\/div>\n Fikradda kale ah in carruurta ay dhaleen waalidiin aan is guursan la siiyo xuquuq siman<\/p>\n<\/div>\n Shiinaha, carruurta ay dhaleen waalidiinta aan is rasmi ah isku guursan waxay ku adag tahay inay helaan “hukou”, oo ah aqoonsiga diiwaangelinta bulshada ee rasmiga ah ee looga baahan yahay waxbarashada, daryeelka caafimaadka iyo daryeelka bulshada, iyo adeegyada maamulka.<\/p>\n<\/div>\nTirada dadka oo sii yaraaneysa<\/h2>\n<\/div>\n