Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":90698,"date":"2023-02-27T19:47:00","date_gmt":"2023-02-27T19:47:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=90698"},"modified":"2023-02-27T21:20:15","modified_gmt":"2023-02-27T21:20:15","slug":"yaab-muran-ka-dhashay-aayad-quraan-ah-oo-laga-aqriyey-shirka-baarlamaanka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/27\/yaab-muran-ka-dhashay-aayad-quraan-ah-oo-laga-aqriyey-shirka-baarlamaanka-carabta\/","title":{"rendered":"YAAB: Muran ka dhashay aayad Qur’aan ah oo laga aqriyey shirka Baarlamaanka Carabta"},"content":{"rendered":"
\n

(Baqdaad) 27 Feb 2023<\/strong><\/span> \u2013 Todobaadkan dabayaaqadiisa ayay ahayd markii indhaha qaar badan oo ka mid ah dadka isticmaala baraha bulshada ee dalalka Carabta ay u soo jeesteen kalfadhigii 34-aad ee Midowga Baarlamaannada Carabta oo lagu qabtay dalka Ciraaq, iyadoo muuqaal la xiriira tafsiirka aayad quraan ah uu qabsaday baraha bulshada kaas oo dad badan kedis ku noqday.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dadka caanka ka ah baraha bulshadu ku wada xidhiidho ayaa Sabtidii faafiyay muuqaal muujinaya guddoomiyaha golaha shuurada ee Sucuudiga \u201coo saxaya\u201d tafsiirkii afhayeenka baarlamaanka Urdun ee aayad qur\u2019aan ah oo uu soo daliishaday mar uu khudbadii furitaanka ku amaanayay dalka martida loo yahay ee Ciraq.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Guddoomiyaha Baarlamaanka Urdun Axmed Al-Safaadi, ayaa si gaar ah ugu tilmaamay Ciraaq duco uu u rajeeyay in Ciraaq ay noqoto mid ammaan ah oo xasilloon.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Safadi waxa uu akhriyey qayb ka mid ah aayadda qur\u2019aanka kariimka ah: \u201cEebbow ka yeel dal ammaan ah, dadkiisana ka arzuqi midho\u201d.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Al-Safaadi oo ka hadlayay aayadda uu soo qaatay ayaa tilmaamay in ducadan uu leeyahay Nebi Ibraahim, oo mar Ciraaq ku noolaa, sida ku cad tafsiirka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Isla markii uu Al-Safaadi dhammeeyey khudbadiisii, madaxa golaha shuurada ee Sucuudiga, Sheekh Cabdallah Al-Sheikh, ayaa codsaday ka dhex gal si uu u caddeeyo ujeedada aayadda.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Al-Sheikh wuxuu fsoo dhex galkiisa ku sheegay in aayaddu ay ku soo degtay Maka iyo dadkeeda, ee aan loola jeedin Ciraaq.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
<\/div>\n<\/figure>\n
\n

\u0635\u0627\u062d\u0628 \u0627\u0644\u0645\u0639\u0627\u0644\u064a \u0627\u0644\u0634\u064a\u062e \u0627\u0644\u062f\u0643\u062a\u0648\u0631 #\u0639\u0628\u062f\u0627\u0644\u0644\u0647_\u0628\u0646_\u0645\u062d\u0645\u062f_\u0625\u0628\u0631\u0627\u0647\u064a\u0645_\u0622\u0644_\u0627\u0644\u0634\u064a\u062e<\/a> \u060c \u0631\u0626\u064a\u0633 \u0645\u062c\u0644\u0633 \u0627\u0644\u0634\u0648\u0631\u0649 \u0648\u0639\u0636\u0648 \u0647\u064a\u0626\u0629 \u0643\u0628\u0627\u0631 \u0627\u0644\u0639\u0644\u0645\u0627\u0621 – \u064a\u062d\u0641\u0638\u0647 \u0627\u0644\u0644\u0647 – \u0648\u0627\u0628\u0646 \u0627\u0644\u0645\u0641\u062a\u064a \u0627\u0644\u0623\u0633\u0628\u0642 \u0627\u0644\u0634\u064a\u062e \u0645\u062d\u0645\u062f \u0628\u0646 \u0625\u0628\u0631\u0627\u0647\u064a\u0645 \u0622\u0644 \u0627\u0644\u0634\u064a\u062e – \u0631\u062d\u0645\u0647 \u0627\u0644\u0644\u0647 – \u064a\u0635\u062d\u062d \u062e\u0637\u0623 \u0631\u0626\u064a\u0633 \u0645\u062c\u0644\u0633 \u0627\u0644\u0646\u0648\u0627\u0628 \u0627\u0644\u0623\u0631\u062f\u0646\u064a \u0623\u062d\u0645\u062f \u0627\u0644\u0635\u0641\u062f\u064a. \u0623\u062a\u0645\u0646\u0649 \u0623\u0646 \u064a\u0643\u0648\u0646 \u062e\u0637\u0623 \u0627\u0644\u0635\u0641\u062f\u064a \u0639\u0646 \u063a\u064a\u0631 \u0642\u0635\u062f. pic.twitter.com\/aB06wcalMQ<\/a><\/p>\n

\u2014 Abdulaziz Alajlan (@alajlanam) February 25, 2023<\/a><\/p><\/blockquote>\n