Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":90378,"date":"2023-02-19T10:16:25","date_gmt":"2023-02-19T10:16:25","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=90378"},"modified":"2023-02-19T10:16:25","modified_gmt":"2023-02-19T10:16:25","slug":"3-sababood-oo-ay-tahay-in-qaaraanka-ay-somalia-ururinayso-la-wada-siiyo-turkiga-suuriya-abaalka-ay-suuriya-nagu-leedahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/19\/3-sababood-oo-ay-tahay-in-qaaraanka-ay-somalia-ururinayso-la-wada-siiyo-turkiga-suuriya-abaalka-ay-suuriya-nagu-leedahay\/","title":{"rendered":"3 sababood oo ay tahay in qaaraanka ay Somalia ururinayso la wada siiyo Turkiga & Suuriya (Abaalka ay Suuriya nagu leedahay)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 19 Feb 2023<\/strong><\/span> \u2013 Seddax iyo toban maalmood kaddib dhulgariir<\/a> ba’an oo ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, in ka badan 46,000 oo qof ayaa ku dhintay in ka badan 84,000 oo dhismayaal ihina ama waa ku burbureen, waxay u baahan yihiin in si buuxda loo dumiyo amaba dayactir culus.<\/p>\n

Somalia oo ka mid ah dalalk xiriirka dhow la leh Turkiga, ayaa sida ay ku dhawaaqday DF Somalia waxaa loo ururinayaa lacago qaaraan ah oo bartilmaameedku yahay ilaa $5 milyan oo Doollar.<\/p>\n

Maantana Xildhibaannada Aqalka Hoosee Baarlamanka DF ayaa 20% mushaarkoods iska jaray si loogu deeqo Turkiga. Sidoo kale, Gobolka Banaadir ayaa 250,000 isna ugu deeqay Turkiga isagoo ku wareejiyey Safaaradda Turkiga, oo ka mahadcelisey<\/strong><\/a>.<\/p>\n

Yeelkeede, waxaan soo jeedin lahaa in qaaraankan sidoo kale wax laga wadaajiyo dalka Suuriya 3 sababood oo muhim ah dartood:<\/p>\n

1<\/strong> – Umaddu ninkii quraacda heli kara ayay qadadana ugu dartaaye, Turkigu wuxuu helay gargaar caadi ah iyo balaayiin Doollar. Gudaha Turkiga oo qura ayaa 7 saacadood oo qura laga ururiyey $5 bilyan oo Doollar. Sidaa darteed, Suuriya oo ay isu raaceen dagaallo sokeeye, go’doomin caalami ah iyo dunida oo aan ugu gurman karin sida Turkigu waxay mudan tahay il gaar ah.<\/p>\n

2<\/strong> – Dhulgariirku wuxuu ku dhuftay woqooyiga Suuriya oo ah meelo ay gebi ahaanba deggan yihiin dadka Sunniga ah ee dalkaa ay Shiicada yari xukunto, sidaa darteedna waxay mudan yihiin in la caawiyo. Waloow kaalmooyinka ay duwalku isa siiyaan ay ku dhisan yihiin istaraatijiyado iyo cahdiyo ee aanay mar kasta mad’habi hagin oo lala macaamili karo dad aan xitaa Muslimba ahayn haddii heshiis jiro.<\/p>\n

3<\/strong> – Suuriya dowlad ahaan waa dalalka aad u yar ee Carbeed ee Soomaalida karaamayn jirey kaddib markii ay burburtay dowladdii dhexe ee dalka Somalia.<\/p>\n

Si ka duwan dalal badan oo aan mar kasta ku hinraagno inaan la leennahay ”xiriir taariikhi ah” balse Soomaalida iyadoo uu dalku holcayo usoo tarxiili jirey sida Sucuudiga, Suuriya waxay dalka Somalia ula dhaqmayeen si sharaf leh iyagoo wax kasta u sahlayey una saamaxayey inay Suuriya degaan intii ay doonaan.<\/p>\n

Ma hubo inay dadku taas maanta wada ogyihiin, balse Suuriya abaalkaasna waa ku leedahay Somalia oo aan xilligaa xitaa Turkiga ka heli jirin wax kaalmo ah oo u dhigma ama u dhow midda farsamo ee ay Suuriya siin jirtey Soomaalida dalkeeda soo mudata.<\/p>\n

Waxaan soo jeedinayaa in kaalmada la wada gaarsiiyo labada dalba. Sidoo kale, waloow ay tahay in dowladdu ay sidan oo kale dadkeeda u caawiso waan ku taageersan ahay inay taageero caalami ahna bixiso oo aan baranno sida wax loo quuro maadaama aan 70 sano dunida tuugsanayno.<\/p>\n

Balse waa in la mideeyaa oo lacagta hal mar la dhiibo lagana daayo waxan is barbar yaacaya ee ay marba hay’adi in yar gaynayso. Sidaasi ma aha sida ay dowladuhu wax u kaalmeeyaan.<\/p>\n

W; Q:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 19 Feb 2023 \u2013 Seddax iyo toban maalmood kaddib dhulgariir ba’an oo ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, in ka badan 46,000 oo qof ayaa ku dhintay in ka badan 84,000 oo dhismayaal ihina ama waa ku burbureen, waxay u baahan yihiin in si buuxda loo dumiyo amaba dayactir culus. Somalia oo ka mid ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":90398,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Namnlos-110.png?fit=863%2C576&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-nvI","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90378"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=90378"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":90399,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90378\/revisions\/90399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/90398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=90378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=90378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=90378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}