Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":90332,"date":"2023-02-17T18:08:13","date_gmt":"2023-02-17T18:08:13","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=90332"},"modified":"2023-02-17T18:08:13","modified_gmt":"2023-02-17T18:08:13","slug":"ronaldo-oo-kusoo-baxay-gool-dhigo-cajiib-ah-booska-ay-hadda-ku-jiraan-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/17\/ronaldo-oo-kusoo-baxay-gool-dhigo-cajiib-ah-booska-ay-hadda-ku-jiraan-daawo\/","title":{"rendered":"Ronaldo oo kusoo baxay gool dhigo cajiib ah & Booska ay hadda ku jiraan (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Feb 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Laacibka Cristiano Ronaldo<\/a><\/span> ayaa isu rogey gool dhige halkii lagu yaqaanney gool dhaliye ahaanta, isagoo kulankii ugu dambeeyey sameeyey laba caawin, kuwaasoo ay ku jirto mid faraha laga taagey, kulankii ay Al-Nassr<\/a><\/span> guuldarradii ku badday Al-Taawoun oo ay 2-1 dirtay horyaalka Saudi Pro League fiidnimadii Jimcahan.<\/p>\n

Inkasta oo uu dhaliyey 5 gool labadii kulan ee ugu dambeeyey, xiddigga shanta jeer ku guulaystey Ballon d’Or<\/a><\/span> ayaa awoodi waayey in uu shabaqa soo taabto kulankan, laakiin waxa uu muujiyey aragti yaab leh oo uu kaad dhex tuur ah kaga dhex bixiyey difaaca Wolves.<\/p>\n

Baaskiisa waxaa helay Abdulrahman Ghareeb, kaasoo maray goolhayaha, si uu ciyaarta kaga dhigo dhigay 1-0.<\/p>\n

Ronaldo ayaa markii uu dhowr jeer tijaabiyey goolhayaha Al-Taawoun, waxaana xusid mudan inuu baasay kubad qurux badan oo uu si aan anaaniyad lagu arag uu ugu dhiibey Abdullah Madu kaasoo shabaqa ku hubsaday goolkii labaad.<\/p>\n

Guushan ayaa Al-Nassr ka dhigaysa inay ku dhibco yihiin hoggaanka Horyaalka Sacuudiga ee Al-Itixaad, kuwaasoo 3-0 ku garaacay Ettifaq Khamiistii.<\/p>\n

Halkan hoose ka daawo….<\/strong><\/p>\n

\n

RONALDO ARE YOU MAD WHAT AN ASSIST \ud83d\ude2d\ud83d\ude2d\ud83d\ude2d<\/p>\n

pic.twitter.com\/qHzR6tj2Lq<\/a><\/p>\n

\u2014 Janty (@CFC_Janty) February 17, 2023<\/a><\/p><\/blockquote>\n