Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":90088,"date":"2023-02-13T09:25:01","date_gmt":"2023-02-13T09:25:01","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=90088"},"modified":"2023-02-13T09:25:01","modified_gmt":"2023-02-13T09:25:01","slug":"culumada-somaliland-qaarkood-oo-soo-saaray-bayaan-dhexdhexaad-ah-oo-ku-aaddan-joojinta-dagaalka-laascaanod-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/13\/culumada-somaliland-qaarkood-oo-soo-saaray-bayaan-dhexdhexaad-ah-oo-ku-aaddan-joojinta-dagaalka-laascaanod-daawo\/","title":{"rendered":"Culumada Somaliland qaarkood oo soo saaray bayaan dhexdhexaad ah oo ku aaddan joojinta dagaalka Laascaanod (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Hargaysa) 13 Feb 1023<\/strong> <\/span>– Qaar ka mid ah Culamada waawayn ee ku sugan Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargaysa kasoo saaray baaq nabadeed oo lagu joojinayo colaada Laascaanood oo ay sheegeen in laga fursan karey.<\/p>\n

Baaqan ayaa ku wajahan Maamulka Somaliland iyo Oday-dhaqameedyada ku sugan magaalada Laascaanood oo ah halka uu dagaalku ka socdo, waxaa sidoo kale baaqan loo diray bulshada Soomaaliyeed iyo dadka adeegsada baraha bulshada.<\/p>\n

Qodobbada ay soo saareen oo 10 ah waxaa ugu horreeya tacsi ay u dirayaan ehelada iyo qaraabada dadkii ku dhintay dagaalka Laascaanood oo haatan todobaad dhaafay, waxaa kale oo ay qodobka 2-aad ku sheegeen inay dhinacyada xusuusinayaan inay xaaraan tahay in dhiigga Muslimka iyo dadka kale ee biri ma gaydada ahba la daadiyo, iyadoo lagu jiro Bisha Rajab oo ka mid ah bilaha xurmaysan ee Islaamka.<\/p>\n

Waxaa kale oo ay Maamulka Somaliland iyo Garaadada Sool ugu baaqeen inay ku dhaqaaqaan tillaabo kasta oo keeni karta xabad joojin deg deg ah wixii intaa kasoo haran lagu dhameeyo wada hadal, iyagoo xusay in dagaalladii horay u dhex maray Soomaalida aan waxba laga faa’iidin.<\/p>\n

Dadka adeegsada baraha bulshada ayay ugu yeereen inay ka digtoonaadaan waxyaabaha ay faafinayaan oo ay qaar badani been noqon karaan, iyagoo taa bedelkeeda ugu baaqay inay nabadda ka qaybgalaan, iyagoo sheegay inay iyaga ka culumo ahaan ay diyaar u yihiin arrintaas.<\/p>\n

Waxaa kale oo ay umadda Soomaaliyeed ugu baaqeen inay ka qaybgalaan gargaarka iyo kaalmaynta dadka ku waxyeelloobey dagaalka, iyagoo sidoo kale soo jeediyey in colaaddan aan lasii qabyaaladayn iyagoo sheegay in dadku ay walaalnimo ehel iyo mid Islaam ay ka dhaxayso.<\/p>\n

<\/div>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hargaysa) 13 Feb 1023 – Qaar ka mid ah Culamada waawayn ee ku sugan Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargaysa kasoo saaray baaq nabadeed oo lagu joojinayo colaada Laascaanood oo ay sheegeen in laga fursan karey. Baaqan ayaa ku wajahan Maamulka Somaliland iyo Oday-dhaqameedyada ku sugan magaalada Laascaanood oo ah halka uu dagaalku […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":90089,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Namnlos-72.png?fit=990%2C480&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-nr2","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90088"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=90088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":90092,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90088\/revisions\/90092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/90089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=90088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=90088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=90088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}