Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":90026,"date":"2023-02-11T12:26:27","date_gmt":"2023-02-11T12:26:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=90026"},"modified":"2023-02-11T12:47:26","modified_gmt":"2023-02-11T12:47:26","slug":"maxaad-ka-taqaan-app-ka-cusub-ee-ay-dunidu-ka-daba-dhacday-faaiidooyinkiisa-cajiibka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/11\/maxaad-ka-taqaan-app-ka-cusub-ee-ay-dunidu-ka-daba-dhacday-faaiidooyinkiisa-cajiibka-ah\/","title":{"rendered":"Maxaad ka taqaan App-ka cusub ee ay dunidu ka daba dhacday? (Faa’iidooyinkiisa cajiibka ah?)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 11 Feb 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa si aad ah dunida oo dhan looga hadal hayay barnaamijka ChatGPT oo si xowli ah horumar u sameeyay. Haddaba maxaan ka garaneynaa sidee ayuuse u shaqeeyaa?<\/p>\n<\/div>\n

\n

Barnmaamijkan oo ah mid ku shaqaynaya Garaadka Macmalka ama Caqli gacan-ku-samays ah (Artificial Intelligence) ayaa ah mid ay soo saartay Shirkadda OpenAI horaantii sanadkii 2020.<\/p>\n<\/div>\n

\n

ChatGPT ayaa bishii November 30keedii 2022, loo furey adeegsiga guud qaab tijaabo ah. Waxaa dhakofaar ahayd in uu muddo 5 maalin ah uu ku gaaray 1 malyan oo adeegsade. Adeegsadayaasha 1 Malyanka ah waxay shirkadaha ugu waawayn sida Facebook ku qaadatay 10 bilood.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waa maxay ChatGPT?<\/h2>\n<\/div>\n
\n

ChatGPT waa barnaamij mashiin Caqli gacan-ku-samays ah ku shaqaynaya, kaas oo adeegsaduhu ula falgeli karo sidii qof caadi ah oo waayo arag ah oo kale.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Tusaale: Waxaad weydiin kartaa shaqada ay ka shaqayso BBC Somali, ka dib na wuxuu ku siinayaa macluumaad kooban oo shaqada shabakaddani ka shaqayso koobaya.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"ChatGPT<\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Dhanka kale Ardeyda Jaamacadaha ayaa la kaashan kara laylisyadooda,<\/p>\n<\/div>\n

\n

Baaritaamada cilmiyeed ah ee ay samaynayaan, iyo sidoo kale weydiimo khuseeya noloshooda khaaska ah. Yacni si kale haddii aan u dhigno ChatGPT waa sida waayo arag mawduuc walba xog waafi ah ka haysta, had iyo goorna diyaar kuula ah talo, fikir iyo jawaab celin intaba.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Shirkadda ka danbeysa ChatGPT?<\/h2>\n<\/div>\n
\n

OpenAI waa shirkad Mareykanka ka dhisan taas oo ka shaqaysa baaritaanno qoto dheer oo dhanka horumarinta mashiinnada Caqli ku-samayska ah ku shaqeeya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Shirkaddan oo horey u xustay in ay welwel iyo cabsi weyn ka qabto sida ay Robotyadu (Aaladaha Insaanka loo ekaysiiyay) saameyn taban ugu yeelan karaan aayaha Banii\u2019aadamka; ayaa xustay in ay lagama maarmaan tahay in laga hortago cawaaqib xumada ay horseedi karaan mashiinnada caynkaas ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sidaas darteed OpenAI waxay xustay in ujeedkeedu yahay in ay ka shaqeyso sidii loo heli lahaa soo saarista barnaamijyo isbedel wanaagsan ku soo kordhiya nolosha Banii\u2019aadamka.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"OpenAI<\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

ChatGPT wuxuu ka baasay Imtixaanno aad u adag oo carriga Mareynka laga galo sida kan lagu qaato shatiga sharci yaqaannada, Qareennadda, Qaaddiyaasha Maxkamadaha, Takhasuska dhakhtarnimada iyo kuwo kale.<\/p>\n<\/div>\n

\n

ChatGPT iyo Saamayntiisa dhanka shaqooyinka Dunida<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Barnaamijkan ayaa dhanka kale welwel balaaran soo kordhiyay ka dib markii jabaq dheer ka timid shaqaalaha ku shaqaysta xirfadaha fudfudud sida qoraal curinta, xogo diyaarinta iyo si guud shaqo walba oo la halmaasha qoraalka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhanka kale wuxuu sidoo kale cabsi balaaran ku hayaa khuburada hormarisa barnaamijyada Softwares-ka iyo si guud horumarinta baraha Website-yada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Shaqaalahan ayaa qaba cabsi ah in ChatGPT uu beddelkooda geli karo oo iyaguna sidaas shaqo la\u2019aan ugu dhici karto.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Doorka ChatGPT kaga aaddan loollanka Google iyo Microsoft<\/h2>\n<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"ChatGPT<\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Waxaa la og yahay in shirkadda Google ay haysato 92% adeegsiga matoorka xog-baadhista (Search engine), halka Daalacdaha Bing (Browser) ee shirkadda Microsoft na uu isagu saamiga adeegsiga suuqa haysto wax ka yar 3%.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Balse waxaa soo baxday in shirkadda Microsoft ay horey u maalgalisay shirkadda OpenAI, halka dhanka kalena ay shaacisay in ay ku maalgalinayso barnaamijka ChatGPT adduun lacageed oo dhan $10 bilyan oo Dollarka Mareykanka ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Lacagtaas ayaa la filayaa in ay Microsoft u fududeyso in ay isku tallaasho awoodda ChatGPT iyo daalacdaheeda Bing.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Isku tallaalidda Bing iyo ChatGPT ayaa sababi karta in shacbiyad badan usoo jabaan adeegsiga Bing, sidaasna Google awooddeeda suuqa isku dhinto.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Maadaama la filayo in naqshadda ChatGPT ee Bing lagu xiri doono ay noqoto mid aad u dhakhsi badan oo ka waafisan hadda midda loogu talogalay adeegsiga guud ee tijaabada ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Tilaabadan ay Microsoft damacsan tahay ayaa dhanka kale gilgishay carshiga Google oo awal keligeed haysatay saamiga libaax ee suuqan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mohamed Abdiaziz (Azhari): waa Aqoonyahan da\u2019 yar oo wax ka qora Teknooloojiyadda, Naqshad samaynta iyo Sayniska<\/b><\/p>\n

BBC<\/p>\n

\"Interview:<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Feb 2023\u00a0\u2013\u00a0Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa si aad ah dunida oo dhan looga hadal hayay barnaamijka ChatGPT oo si xowli ah horumar u sameeyay. Haddaba maxaan ka garaneynaa sidee ayuuse u shaqeeyaa? Barnmaamijkan oo ah mid ku shaqaynaya Garaadka Macmalka ama Caqli gacan-ku-samays ah (Artificial Intelligence) ayaa ah mid ay soo saartay Shirkadda OpenAI […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":90027,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Namnlos-62.png?fit=1400%2C934&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-nq2","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90026"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=90026"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":90031,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90026\/revisions\/90031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/90027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=90026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=90026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=90026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}