Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":9001,"date":"2018-08-28T08:48:53","date_gmt":"2018-08-28T07:48:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=9001"},"modified":"2018-08-28T08:49:32","modified_gmt":"2018-08-28T07:49:32","slug":"maxaad-kala-socotaa-sheekada-ka-yaabiska-ah-ee-ku-hoos-jirta-kfc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/28\/maxaad-kala-socotaa-sheekada-ka-yaabiska-ah-ee-ku-hoos-jirta-kfc\/","title":{"rendered":"Maxaad kala socotaa sheekada ka yaabiska ah ee ku hoos jirta KFC!!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 28 Agoosto 2018<\/strong><\/span> – Ninka sawirkiisu halkan ka muuqda magaciisu waa Colonel Harland David Sanders waxuu u dhashay dalka Mareykanka waxaana ninkani uu la kulmay mudo lixdan sano ka badan nolol ciriiri ah isagoo si kasta oo uu isagu dayey inuu maareeyo noloshiisu uu ku guuldareystay iyadoo ay dhacday in shaqo kasta oo uu isku dayo inuu ka miro dhaliyo laga eryay.<\/p>\n

5 sano ayuu jiray markii aabahiis geeriyooday, 16 sano markii uu gaarayna waxa uu ka tagay wax barashada. 17 jir markay da\u2019diisu ahayd waxaa laga eryey afar shaqo. Sanad ka dibna wuu guursaday. Sanadkiisii 19 waxa uu noqday aabe.<\/p>\n

\n

20 markii uu gaaray ayay xaaskiisa ka carootay horayna u sii wadatay gabadha kaliya ee uu dhalay.<\/p>\n

Ka dib waxa uu shaqo yar ka helay maqaayad isaga oo hawshiisu markii hore ahayd weel\u00a0dhaqis markii dambese u dalacay cunta kariye. Nasiib daro shaqadaas waqti dheer masii joogin oo waa uu ku fashilmay. Dabadeed waxa uu mudo kooban noqday darawal taksi, hase yeeshee taasina ma noqon mid mira dhasha.<\/p>\n

Ciidamada ayuu ku biiray mudo gaaban kadib waa laga erey. Kaddib waxa uu dalbaday in uu barto qaa-nuunka jaamacaduse way diiday in ay aqbasho codsigiisa.\u00a0Ugu dambayntii waxa uu u wareegay dhanka suuq gaynta iyo caymiska, shaqadaasna sidii caadada u ahayd wuu ku fashilmay.<\/p>\n

Markii uu gaaray da\u2019da 65 sano ee uu hawl gab noqday waxa ay dawladu siisay lacag yar oo la siiyo dadka shaqada ka fariista, saami ahaana waxa uu u helay 150 doollar. Maalinta uu lacagta helay maalintii ku xigtay waxa uu go\u2019aansaday in uu isdilo. Maadaama u aaminsanaa in uu ku guul daraysatay nolosha.<\/p>\n

Fikir dheer kadib waxa uu garowsaday in ay wali u dhiman yihiin wax yaalo badan oo uu ka guul gaari karo. Waxa uu ogaa in uu leeyahay xirfad sare oo dhanka cunto karinta ah. Go\u2019aan deg deg ah ayuuna ku qaatay lacagtii uu haystay ee 150 dollar ahayd ayuu ka isticmaalay 87 doollar oo ku soo gatay ama kusoo iibiyey hilib digaag iyo khudaar.<\/p>\n

Waxa uu hilibka ku diyaarin jiray gurigiisa waxa uuna ku soo wareejin jiray jidadka ama wadooyinka magaalada.\u00a0Muddo kooban kadib waxa uu yeeshay macaamiil fara badan. 23 sano kaDdib markii uu shaqadaas bilaabay waxa uu ahaa hantiile dunida oo dhan caan ka ah.<\/p>\n

Ninkaasi magaciisu yahay Colonel Harland David Sanders waxaa KFC (Kentucky Fried Chicken) oo ah shirkadii uu aas aasay hadda hoos taga\u00a020,000\u00a0oo makhaayadood oo ku yaala 123 dal oo caalamka ah,Taas oo qiimaha ay hadda ku fadhido uu gaaraya adduun lacageed oo dhan 23 bilyan oo doollar waana shirkadda labaad ee ugu wayn dunida\u00a0kuwa ka ganacsada makhaayadaha cunada fudud.<\/p>\n

Dulucdu waxa weeyaan qofku inuusan marna quusan, niyad jabin oo dadaalkana uusan joojin, ogowna YOOLKA HIMILADAADU DA\u2019DAADA KUMA XIRNA.<\/p>\n

W\/Q:<\/strong>\u00a0Maxamed Xuseen Aadan<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 28 Agoosto 2018 – Ninka sawirkiisu halkan ka muuqda magaciisu waa Colonel Harland David Sanders waxuu u dhashay dalka Mareykanka waxaana ninkani uu la kulmay mudo lixdan sano ka badan nolol ciriiri ah isagoo si kasta oo uu isagu dayey inuu maareeyo noloshiisu uu ku guuldareystay iyadoo ay dhacday in shaqo kasta oo uu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9002,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/b-163.jpg?fit=980%2C550&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-2lb","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9001"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9001"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9006,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9001\/revisions\/9006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}