Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":89977,"date":"2023-02-09T11:03:21","date_gmt":"2023-02-09T11:03:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89977"},"modified":"2023-02-09T11:03:21","modified_gmt":"2023-02-09T11:03:21","slug":"7-rukhsadood-oo-uu-imaaraadka-siinayo-heshiiska-ay-saxiixday-df-somalia-muxuu-u-dhimi-karaa-madaxbannaanida-gayi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/09\/7-rukhsadood-oo-uu-imaaraadka-siinayo-heshiiska-ay-saxiixday-df-somalia-muxuu-u-dhimi-karaa-madaxbannaanida-gayi\/","title":{"rendered":"7 rukhsadood oo uu Imaaraadka siinayo heshiiska ay saxiixday DF Somalia (Muxuu u dhimi karaa madaxbannaanida gayi?)"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 09 Feb 2023<\/strong><\/span> – Kulan aan caadi ahayn oo ay xalay isugu yimaadeen golaha wasiirrada ee Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay heshiis ay dhawaan galeen dowladaha Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta. Haddaba maxay yihiin qodobbada ugu waaweyn ee ku jira heshiiskan?<\/p>\n<\/div>\n
\n
Xukuumadda federaalka Soomaaliya waxaa saxiixa heshiiskan ku matalayay Wasiirka gaashaandhigga Cabdiqaadir Maxamed Nuur halka Imaaraadka Carabta ay wakil ka ahayd wasaaraddooda Gaashaandhigga.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Heshiiskan oo ku saabsan iskaashiga arrimaha ciidanka, amniga iyo ladagaalanka argagixisada ayaa ujeedadiisa lagu sheegay “in labada dal ay iska kaashadaan la dagaallanka ururrada argagixisada iyo khataraha ka imankara.”<\/p>\n<\/div>\n
\n
Heshiiska waxaa ku cad in dowladda federaalka ee Soomaaliya ay codsiga iskaashiga u gudbisatay dowladda Imaaraatka, waxaana diiradda lagu saari doonaa tabarka ciidammada, qalabayntooda, siinta hubka, rasaasta iyo agabka kale.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Sida ku cad heshiiska dowladda Imaaraatka Carabta waxay xaq u leedahay adeegsiga marinnada barriga, dekadaha badda, garoomada cirka ee dhulka jamhuuriyadda iyadoo kaashanaysa dowladda Soomaalilya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxyaabaha ay ogolaatay dowladda Soomaaliya<\/h2>\n<\/div>\n