Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":89782,"date":"2023-02-05T13:47:36","date_gmt":"2023-02-05T13:47:36","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89782"},"modified":"2023-02-05T17:17:22","modified_gmt":"2023-02-05T17:17:22","slug":"qiimayn-lagu-sameeyey-sida-ay-dalalka-dunidu-u-kala-caqli-badan-yihiin-halkee-gashay-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/05\/qiimayn-lagu-sameeyey-sida-ay-dalalka-dunidu-u-kala-caqli-badan-yihiin-halkee-gashay-somalia\/","title":{"rendered":"Qiimayn lagu sameeyey sida ay dalalka dunidu u kala CAQLI badan yihiin (Halkee gashay Somalia?)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 05 Feb 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Dhanka garaadka Somalida waxaa celcelis baaritaannada ama indha-indhayntu (surveys) ku sheegaan 67 waxa ayna ka caqli yaryihiin Kenyan-ka oo haysta 75 ama Suudaan-ta woqooyi oo haysta 78.<\/p>\n

Dalka dadkiisu ugu caqliga badanyihiin dunida waa Japan, celceliska caqligooduna waa 106, taas oo 5 uun ka yar tirada ugu badan ee qof bini\u2019aadam ah ilaa hadda caqligiisu gaaray, taas oo ah 110. Halkan ka aqri liiska<\/strong><\/a> oo buuxa & sida dalal loo kala doortay.<\/p>\n

Maxaa hadaba sabab u ah in caqliga dunidu sidaa u kala baaho?<\/strong><\/p>\n

Cilmi baarayaashu waxa ay u badiyaan laba arrimood oo kala ah 1. Dhanka sinjiga (genes) iyo 2. Dhanka nafaqada cuntada, iyadoo ay jiraan kuwa kalena.<\/p>\n

Dhanka sinjiga waa ay adagtahay in wax laga badalo, waxaase wax laga qaban karaa dhanka nafaqada & cuntada.<\/p>\n

Tusaale dadka reer Japan cuntadoodu waxa ay aad ugu tiirsantahay Badda, oo Malay\/Kallnuunka iyo noole yaasha kale ee badda ku jira ayey aad u cunaaan. Caqli badni kali ahna kama faa\u2019iidin ee sidoo kale waa dadka ugu cimriga dheer dunida!.<\/p>\n

Sidoo kale, dadka Scottish-ka ah ee dega woqooyiga Boqortooyada Midowday ee UK, waxa ay taariikh ahaan cunaan malayga nuuca Herring & Salmon la kala dhaho. Xiliyadaas ay aadka u cuni jireen aduunyada wax yaabo gilgilay dhanka Sayniska, Tiknoolojiyadda & Dhaqaalaha ayey Scottish-ku soo kordhiyeen.<\/p>\n

Tusaale aabihii dhanka tamarta\/ korontada: James Watt. Gun-dhigihii dhaqaalaha: Adam Smith, aabihii TV-ga: John Logie Baird, soo curiyihii Insulin (daawada sokorta): John J.R. Macleod, soo curiyihii qalajiyaha Penicillin (antibiotics): Alexander Fleming iyo kuwa kale.<\/p>\n

Malayga & noole yaal kale oo badda ku jira waxaa aad ugu badan dufan ama saliid lagu magacaabo Omega-3, oo ay ugu caansanyihiin, labada dufan-aashito ee DHA & EPA.<\/p>\n

DHA waxa uu kobciyaa garaadka ama caqliga carruurta yaryar. Halka EPA uu hagaajiyo caafimaadka wadnaha, daawana u yahay cuduro kale.<\/p>\n

QM (UN), maraykanka, Boqortooyada Midowday (UK) iyo Midowga Yurub-ba waxa ay ku dardaarmayaan in qofkii heli karaa asbuuci laba mar uu cuno Malay\/kalloon.<\/p>\n

F.G. Hadii aad tahay hooyo uur leh iskama cuni kartid intaa doonto & nuuc kasta oo Malay ah, waayo qaarkood waxaa ku jira sunta macdanta culus sida Mercury, oo wax yeeli kara ilmaha uur-jiifka ah. Sidaa darteed la xariir dhaqtarkaaga inta aadan cunin kalluunka nuucyadiisa.<\/p>\n

W; D:<\/strong> Maxamed A. Geeddi<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 05 Feb 2023\u00a0\u2013\u00a0Dhanka garaadka Somalida waxaa celcelis baaritaannada ama indha-indhayntu (surveys) ku sheegaan 67 waxa ayna ka caqli yaryihiin Kenyan-ka oo haysta 75 ama Suudaan-ta woqooyi oo haysta 78. Dalka dadkiisu ugu caqliga badanyihiin dunida waa Japan, celceliska caqligooduna waa 106, taas oo 5 uun ka yar tirada ugu badan ee qof bini\u2019aadam ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":89783,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Namnlos-31.png?fit=2400%2C1350&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-nm6","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89782"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=89782"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":89795,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89782\/revisions\/89795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/89783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=89782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=89782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=89782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}