Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":89667,"date":"2023-02-03T08:24:11","date_gmt":"2023-02-03T08:24:11","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89667"},"modified":"2023-02-03T08:24:11","modified_gmt":"2023-02-03T08:24:11","slug":"ruushku-waxay-soo-qaadi-rabaan-weerar-culus-ukraine-oo-afka-furatay-maxaa-soo-kordhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/03\/ruushku-waxay-soo-qaadi-rabaan-weerar-culus-ukraine-oo-afka-furatay-maxaa-soo-kordhay\/","title":{"rendered":"”Ruushku waxay soo qaadi rabaan weerar culus” – Ukraine oo afka furatay (Maxaa soo kordhay?)"},"content":{"rendered":"
\n
(Kyiv) 03 Feb 2021<\/strong><\/span> \u2013 Wasiirka gaashaandhigga ee Ukraine ayaa sheegay in Ruushu uu isu diyaarinayo duullaan wayn oo cusub, waxaana uu ka digay inuu bilaaban doono markii la gaaro 24-ka Febraayo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Oleksii Reznikov ayaa sheegay in Moscow inay isu keentay kumannaan askar ah ayna suuragal tahay \u201cinay wax isku daydo\u201d si ay ugu xusto sannadguurada koobaad ee ka soo wareegatay duullaankeedii bilowday sannadkii hore.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Weerrarka ayey sidoo kale suuragal tahay in lagu soo beego 23-ka Febraayo oo ku began maalinta Russia’s Defender of the Fatherland Day, taas oo ay milaterigu xusaan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dhanka kale, saddex qof ayaa lagu dilay weerrar ka dhacay magaalada Kramatorsk.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Sideed kale ayaa lagu dhaawacay magaaladaas ku taal gobolka Donetsk, kaddib markii gantaal ay soo ganeen ciidammada Ruushku uu ku dhacay dhisme ay dad deggan yihiin, waxaa sidaasi sheegay barasaabka gobolkaasi.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Tirada ayaa la filayaa inay sare u kici doonto maadaama kooxaha samatabixinta ay dad ka baadigoobayaan burburka hoostiisa.<\/p>\n<\/div>\n
\n
\u201cSida kaliya ee lagu joojin kale argagixinta Ruushka ayaa ah in laga adkaado,\u201d ayuu Mr Zelensky ku sheegay war uu ku qaray baraha ay bulshada kuwada xiriiraan mar uu ka hadlayay weerrarkaasi. \u201cWaxaanan u baahannahay taangiyo, diyaarado dagaal, iyo gantaallada ridada dheer.\u201d<\/p>\n<\/div>\n
\n
Ukraine ayaa dhawaan cusboonaysiisay codsigeedii ahaa in la siiyo diyaarado dagaal si ay gacan uga siiyaan inay iska difaacdo weerrarada cirka, arrintaas oo timid kaddib markii Jarmalka, Mareykanka iyo UK ay ogolaadeen inay taangiyo dalkaas u diraan.<\/p>\n<\/div>\n