Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":89638,"date":"2023-02-02T10:10:40","date_gmt":"2023-02-02T10:10:40","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89638"},"modified":"2023-02-02T10:10:40","modified_gmt":"2023-02-02T10:10:40","slug":"kutladii-nisa-oo-isku-karbaashtey-baraha-bulshada-waxa-ay-taasi-nooga-sheegayso-madaxda-haysa-xilalka-xasaasiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/02\/02\/kutladii-nisa-oo-isku-karbaashtey-baraha-bulshada-waxa-ay-taasi-nooga-sheegayso-madaxda-haysa-xilalka-xasaasiga-ah\/","title":{"rendered":"Kutladii NISA oo isku karbaashtey Baraha Bulshada & Waxa ay taasi nooga sheegayso madaxda haysa xilalka xasaasiga ah"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Feb 2023<\/span> \u2013\u00a0<\/strong>Waxaa xilligii nidaamka hore jirey rag aad ugu dhowaa MW hore ee Max’ed Farmaajo, gaar ahaan koox ka tirsanayd madaxda Nabad Sugidda oo lagu naanaysi jirey ”Kutlada NISA”, mar qaab musuq ah lagu soo gelinayey Baarlamanka.<\/p>\n

Raggaas waxaa ka mid ah Cabdullaahi Kullane & Yaasiin Fareey oo xilal sare ka hayey NISA oo haatan isugu jawaabaya Baraha Bulshada iyagoo isku haysta ciidamo la sheegay in laga soo qaadayo Gedo oo la gaynayo gobollada dhexe.<\/p>\n

Waa doodda ku horreeyey Kullane oo MW Somalia qabyaalad ku eedeeyey isagoo ku doodaya in MW loo doortay ama loo dhaariyey Qaranka Soomaaliya ee aan loo dooran inuu yahay oday dhaqameed qabiil.<\/p>\n

\n

”In degmada Baladxaawo la dayaco si Shababka usoo weeraraan, degmada Xarardheerana la adkeeyo difaaceeda, waxaa loo arki karaa inaad raali ka tahay in degmada Baladxaawo maamulkeeda Shabaab la wareego,” ayuu soo jeediyey Kullane oo aan sheegin sabab ka badan ciidanka meel kale la gaynayo oo uu ku haysto MW Somalia, maadaama uu shalayba ogolaa in ciidankan la geeyo Gedo iyagoo ka kala yimid gobollada dalka.<\/p>\n

Waxaa ka daba qaatay Yaasiin Fareey oo markaa iska dhigaya inuu u hadlayo goobaha ciidanka la gaynayo ee ay Xaradheere ka mid tahay, isagoo ku af-celiyey in aan Kullane looga baahnayn in isaga oo ”Beledxaawo qaab qabiilaysan ugu doodaya” aysan ahayn inuu maago madaxda dalka.<\/p>\n

”Dowladdu waa ku saxan tahay go’aamada ay qaadatay, waqtiga ay qaadatay iyo goobaha ay tallaabada u qaaday. Degmooyinka Xarardheere, Ceeldheer iyo Galcad oo aan si gaar ah Xildhibaan ugu ahay waa degmooyinka faro ku tiriska ah ee aan harka dowladnimadu gaarin kadib burburkii dowladdii dhexe ee dalka, ayna ragaadiyeen hogaamiyo kooxeedyo, burcad badeed, iyo Khawaarij.” ayuu ku dooday Yaasiin.<\/p>\n

Arrintan ayaa muujinaysa xirfad xumada dadka xilalka xasaasiga ah loo dhiibayo iyo in madaxdu ay xilalka ku dhiibaan hebel ayaa ku maqlaya ama sidaad doonto yeelayee aysan qiyam iyo mabda’ wax kusoo xulanin, maadaama ay labadan nin haatan u kala safan yihiin qaab qabiil iyagoo soo qabtay welina haya xilal umadeed.<\/p>\n