Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":89313,"date":"2023-01-26T17:36:45","date_gmt":"2023-01-26T17:36:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89313"},"modified":"2023-01-26T17:38:57","modified_gmt":"2023-01-26T17:38:57","slug":"muxuu-noqonayaa-maqaamka-qofka-sita-baasaboorka-soomaaliga-haddii-ay-somalia-ku-biirto-eac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/26\/muxuu-noqonayaa-maqaamka-qofka-sita-baasaboorka-soomaaliga-haddii-ay-somalia-ku-biirto-eac\/","title":{"rendered":"Muxuu noqonayaa maqaamka Baasaboorka Soomaaliga ah haddii ay Somalia ku biirto EAC?"},"content":{"rendered":"
\n
(Muqdisho) 26 Jan 2023<\/strong><\/span> \u2013 Soomaaliya ayaa guda gashay marxaladda turxaan bixinta ku saabsan ku biirista ururka Bariga Afrika ee magaciisa loo soo gaabiyo EAC. Dhawaan waxaa Muqdisho tagay xubno isugu jira khubaro iyo farsamayaqaano ka socda dalalka ku bahoobay Daladda Bulshada Bariga Afrika.<\/p>\n<\/div>\n
\n
<\/b>Xubnahan ayaa waxa ay qiimeyn ku sameyn doonaan dhinacyada dhaqaalaha, ganacsiga iyo tacliinta ee Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Khubaradan oo muddo 10 maalin ah joogi doona Soomaaliya ayaa qiimeyntooda ka dib waxaa ay warbixin u gudbin doonaan noqoshada ururka dalalka Bariga Afrika. Dowladda Soomaaliya ayaa codsiga ka mid noqoshada dalladdan waxa ay gudbisatay sanadkii 2016-kii.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dalalka xubnaha ka ah EAC ayaa kala ah: Kenya, Uganda, Rwanda, Burundi, South Sudan, Tanzania, iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Muxuu yahay ururka EAC?<\/b><\/p>\n<\/div>\n
\n
Waa urur goboleed xaruntiisu tahay magaalada Caruusha ee Tanzania, kaasoo dhismay sanadkii 2000, kadib heshiis ay gaareen shan kamid ah lixda dal ee uu hadda ka kooban yahay. South Sudan ayaa xubinnimada EAC heshay bishii September 2016, halka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa ururkan ku biirtay bishii April ee sanadka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Soomaaliya ayaa sanadkii 2016 laga diiday codsigeega xubinnimada EAC waxaana ay markale codsi dirsatay sanadkii 2018, ilaa iyo haatanna ma jirto jawaab laga siiyay arrinkaas.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Kenya ayaa kamid ah waddamada ugu awoodda badan ururka, waxaana taageeradeeda ay muhiim u tahay damaca Soomaaliya ee ku biiritaanka EAC.<\/p>\n<\/div>\n