Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":89267,"date":"2023-01-26T06:34:59","date_gmt":"2023-01-26T06:34:59","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89267"},"modified":"2023-01-26T06:34:59","modified_gmt":"2023-01-26T06:34:59","slug":"wasiir-kenyan-ah-oo-hadda-kahor-hadal-qadaf-ah-ku-yiri-gabar-soomaali-ah-oo-deg-deg-u-geeriyoodey-arrin-uu-sameeyey-maalmo-yar-kahor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/26\/wasiir-kenyan-ah-oo-hadda-kahor-hadal-qadaf-ah-ku-yiri-gabar-soomaali-ah-oo-deg-deg-u-geeriyoodey-arrin-uu-sameeyey-maalmo-yar-kahor\/","title":{"rendered":"Wasiir Kenyan ah oo hadda kahor hadal qadaf ah ku yiri gabar Soomaali ah oo deg deg u geeriyoodey (Arrin uu sameeyey maalmo yar kahor)"},"content":{"rendered":"
\n
(Muqdisho) 26 Jan 2023<\/strong>\u00a0<\/span>\u2013 Wasiirkii hore ee Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa geeriyooday isagoo ay da\u2019diisu ahayd 71 sano. Waxa uu ahaa ruug caddaa ka tagay dhaxal aqooneed oo ballaaran inkastoo aysan taariikhdiisa ka marneyn dhacdooyin muran dhaliyay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Magoha ayaa Talaadadii ku dhintay isbitaalka Nairobi ka dib markii uu kusoo booday wadne xanuun.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Maalmo ka hor geeridiisa degdegga ku timid ayuu amar ku bixiyay in la qoro taariikhdiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo, sida uu qoray wargeyska Daily Nation oo sidoo kale tebiyay in aad loola yaabay qaabka ay isugu beegmeen dhimashadiisa iyo diyaarinta buugga taariikh nololeedkiisa.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxyaabaha sida weyn loogu xasuusto waxaa ka mid ah inuu goob jog u ahaa isbedello adag oo lagu sameeyay hannaankii hore ee waxbarashada Kenya muddo tobaneeyo sanao ah.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Magoha oo ahaan jiray dhakhtar qalliin ayaa kusoo shaac baxay dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Uhuru Kenyatta.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Shaqooyinka uu dhaxal ahaanta uga tagay waxaa ka mid ah sida uu waxbarashada Kenya u hoggaamiyay xilligii uu jiray fayraska corona.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Geerida Magoha waxa ay qoyskiisa ku noqotay musiibo laba jibbaarantay maadaama ay markii horeba isku diyaarinayeen aaska walaalkiis oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n
Bishii July ee sanadkii 2022 ayey madaxda Muslimiinta Kenya ku baaqeen in xilka laga qaado Magoha oo xilligaas ahaa Wasiirka Waxbarashada ka dib markii lagu eedeeyay in uu hadal gef ah ku yiri gabadh Muslim ah oo Soomaali ah oo u shaqeysa telefishinka NTV ee laga leeyahay Kenya.<\/p>\n<\/div>\n