Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":89263,"date":"2023-01-26T06:25:51","date_gmt":"2023-01-26T06:25:51","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89263"},"modified":"2023-01-26T06:26:34","modified_gmt":"2023-01-26T06:26:34","slug":"dhaqanka-ah-inay-somalia-ku-biirto-wixii-urur-dunida-ka-jira-waa-in-la-joojiyaa-3-suaal-oo-ay-tahay-in-la-is-waydiiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/26\/dhaqanka-ah-inay-somalia-ku-biirto-wixii-urur-dunida-ka-jira-waa-in-la-joojiyaa-3-suaal-oo-ay-tahay-in-la-is-waydiiyo\/","title":{"rendered":"Dhaqanka ah inay Somalia ku biirto wixii urur dunida ka jira waa in la joojiyaa (3 su’aal oo ay tahay in la is waydiiyo)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 26 Jan 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013 DF Somalia ayaa muddaba riixaysey inay Somalia ku biirto baloogga EAC ee dalalka Bariga Afrika oo uu ganacsiga uu is dhaafsadaa gaarey in ka badan 10 bilyan oo Doollar.<\/p>\n

12-kii bishan Janaayo ayaana la guddoonsadey in guddi xaqiiqo raadin ah loo diro dalka Somalia si ay xaaladda u qiimeeyaan<\/a>, kuwaasoo shalay barqadii tegey magaalada Muqdisho oo ay shir xaqiiqo raadin ah kula yeesheen DF Somalia.<\/p>\n

Soomaaliya ayaa waxay muujisay xiisaynteeda ku biirista bishii Luulyo 2022 iyadoo ay ururkan aasaaseen dalalka Kenya, Tanzania iyo Uganda 1967-kii balse dib loo habeeyey 2000 kaddib markii uu burburay 1977-kii.<\/p>\n

Yeelkeede, waloow ay dadka qaar rajo wanaagsan ka muujiyeen in lagu biiro ururka EAC tiiyoo ay jirto inuusan ahayn urur u shaqeeya sida EU oo ay dalalku xuquuqo badan wadaagaan, misna qaar kale ayaa waxay qabaan in la is barbardhigo waxa ay Somalia urukan ka heli karto iyo waxa ay ku waayi karto.<\/p>\n

Berigii ay jirtey Dowladdii Aadan Cadde ayaa la sheegay inay dalal Carbeed ku qalqaaliyeen inay Somalia ururkaa ku biirto, balse wuxuu Aadan Cadde Allaha u naxariistee ku qanciyey inay iyaga iyo Somalia labadaba dani ugu jirto inaysan Somalai ururka JC ku biirin, balse waloow ay Somalia markii dambe gashay 197-kii misna wax micne leh oo uga soo kordhay ma jiraan ilaa haatan, gaar ahaan xilliyadii burburka oo ay aad ugu baahnayd inay xubinnimadaa ka faa’iidaysato laba dal oo Carbeed – Yaman iyo Suuriya – oo qura ayaa aqbalsanaa Baasaboorka Somalia iyo inay joogi karaan qaxootiga Soomaaliyeed, xitaa Masar waa diiddey marka laga reebo Soomaali iyadu is dabarta oo halkaa joogta ma jiraan qaxooti Soomaali ah oo ay qaabishey ama meel dejisey.<\/p>\n

Haatan waxaa wanaagsan in DF ay shacabka usoo bandhigto faa’iidooyinka ku jira ku biirista EAC islamarkaana waa inaysan wax ku qiimaynin sida ay Somalia maanta tahay, waayo Somalia berri waxay noqon kartaa dal muhim ah dhaqaale ahaan iyo istaraatiji ahaanba. Aan marka is waydiinno 3-dan su’aalood:<\/p>\n

1 – Qiyaas<\/strong> haddii hadda lagaa saxiixdo in dekedahaaga si bilaash ah lagu isticmaalo?<\/p>\n

2 – Qiyaas<\/strong> haddii ay Kenya muranka nagala dhexeeya ee dhul-badeedka ay sheeganayso ay u adeegsato saamaynta ay ku leedahay EAC oo ay ka mid tahay 3-da dal ee asaasay?<\/p>\n

3 – Qiyaas<\/strong> haddii ururka laga leeyahay ajendayaal kale oo aynaan si wanaagsan iskaga rogrogin ama iskaga eegin ee aan anagoo aan fahmin aan iska galno? Waayo ku biirista EAC ma ahayn istaraatijiyad qaran oo soo jirtey e waa wax uun uu ninka markaa xilka hayaa uu ka dhigto howl siyaasadeed.<\/p>\n

W; Q:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 26 Jan 2023\u00a0\u2013 DF Somalia ayaa muddaba riixaysey inay Somalia ku biirto baloogga EAC ee dalalka Bariga Afrika oo uu ganacsiga uu is dhaafsadaa gaarey in ka badan 10 bilyan oo Doollar. 12-kii bishan Janaayo ayaana la guddoonsadey in guddi xaqiiqo raadin ah loo diro dalka Somalia si ay xaaladda u qiimeeyaan, kuwaasoo shalay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":89264,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Namnlos-104.png?fit=768%2C576&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-ndJ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89263"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=89263"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":89266,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89263\/revisions\/89266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/89264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=89263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=89263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=89263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}