Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":89255,"date":"2023-01-25T21:49:48","date_gmt":"2023-01-25T21:49:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89255"},"modified":"2023-01-25T22:24:47","modified_gmt":"2023-01-25T22:24:47","slug":"waa-mid-wax-wayn-soo-kordhin-doonta-somalia-oo-caawa-xaqiijisay-heer-aysan-gaarin-muddo-33-sano-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/25\/waa-mid-wax-wayn-soo-kordhin-doonta-somalia-oo-caawa-xaqiijisay-heer-aysan-gaarin-muddo-33-sano-ah\/","title":{"rendered":"“Waa mid wax wayn soo kordhin doonta” – Somalia oo caawa xaqiijisay heer aysan gaarin muddo 33 sano ah"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 25 Jan 2023<\/strong><\/span> – Soomaaliya ayaa caawa mar kale dib ugu biirtay heerka ugu sarreeya marka ay timaado maamulka duullimaadyada hawada sare.<\/p>\n

Soomaaliya ayaa gaartey darajada ugu sarreeyss ee loo yaqaan “Class A” taasoo ay ugu dambaysey 33 sano kahor ama waayihii Dowladdii caskariga ahayd.<\/p>\n

Isbeddelka ayaa dhaqangalay caawa markii ay 12:00 saqda dhexe ay daqiiqadi raacday amminta Muqdisho 26-ka Janaayo 2023.<\/p>\n

Wadiiqooyinka ugu mashquulka badan ee isku xira Yurubta Galbeed, Afrika, Bariga Dhexe iyo Badwaynta Hindiya oo loo yaqaan Gobolka Macluumaadka Duullimaadka Muqdisho ama Mogadishu Flight Information Region (FIR)<\/a> oo ka dhigan hawada Somalia, ayay arrintani khuseeysaa iyadoo daboolaysa berriga Somalia ilaa qayb wayn oo Badwaynta Hindiya ah.<\/p>\n

Diyaaradaha nooc kasta ayaa hadda ku safri kara hawada dalka Soomaaliya, iyadoo DF Soomaaliya si buuxda u maamulayso min marka ay soo galaan ilaa ay ka baxaan.<\/p>\n

“Waa dhacdo wayn oo wax ka tiri doonta badqabka Hawada iyo amniga marinnada hawada ee ugu mashquulka badan gobolka iyo caalamka,” ayay tiri Wasiirka Gaadiidka.<\/p>\n

“Sidoo kale, wuxuu hannaankani gacan ka gaysan doonaa korarka dhaqaalaha dalkeenna.” Ayay raacisay Wasiirka Gaadiidka Cir iyo Dhul, Fardowso Cigaal.<\/p>\n

 <\/p>\n

\n

We are pleased to welcome the reclassification of airspace over #Somalia<\/a> to Class A and the operational restoration of air traffic control services after 30 years.1\/2 pic.twitter.com\/LazF6ods91<\/a><\/p>\n

\u2014 Fardowsa Osman Egal (@fardowsaegal) January 25, 2023<\/a><\/p><\/blockquote>\n