Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":892,"date":"2018-06-04T11:33:27","date_gmt":"2018-06-04T10:33:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=892"},"modified":"2018-06-04T11:34:00","modified_gmt":"2018-06-04T10:34:00","slug":"war-cusub-isbahaysiga-sucuudiga-oo-maraykanka-ku-qalqaalinaya-inuu-kala-qayb-qaato-qabashada-dekedda-xudayda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/06\/04\/war-cusub-isbahaysiga-sucuudiga-oo-maraykanka-ku-qalqaalinaya-inuu-kala-qayb-qaato-qabashada-dekedda-xudayda\/","title":{"rendered":"DAAWO: Isbahaysiga Sucuudiga oo Maraykanka ku qalqaalinaya inuu kala qayb qaato qabashada dekedda Xudayda!"},"content":{"rendered":"

(Xudaydah) 04 Juun 2018<\/strong><\/span> – Isbahaysiga uu Sucuudigu hoggaaminayo ayaa la sheegayaa inay Maraykanka ka dalbadeen taageero toos ah si ay u qabsadaan dekedda Xudaydah ee Yemen, taasoo ah isha ugu muhiimsan ee ay haatan wax uga degaan dalkaasi oo ay dhibaato bini aadminnimo ka gaartey go’doominta iyo dagaalka ku socda.<\/p>\n

Ku dhowaad todobaad, ayay ciidamada uu Sucuudigu hoggaaminayo diyaarinayaan weerar saf ballaaran oo ay ku qaadaan dekedda Xudaydah oo ah magaalo ay deggan yihiin 400,000 oo qof, ahna dekedda 4-aad ee ugu wayn dalkaasi, iyadoo haatan ka mid ah ilaha yarka ah ee uu gargaarku uga dego dalkaasi go’doonka lagu macluuliyay.<\/p>\n

Yeelkeede, kahor inta aysan jarin wax ay ugu yeereen “xididka ugu dambeeya ee ay ka dhiigaystaan Xuutiyiintu,”<\/em> waxay isbahaysiga Sucuudigu kaalmo toos ah waydiisteen Maraykanka sida uu qorayo Wall Street Journal (WSJ.<\/p>\n

\n

US secret war? Green Berets covertly helping Saudi Arabia in Yemen \u2013 report https:\/\/t.co\/CvaykSKvgN<\/a> pic.twitter.com\/11Q0trSQ9M<\/a><\/p>\n

\u2014 RT (@RT_com) 3 maj 2018<\/a><\/p><\/blockquote>\n