Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":89157,"date":"2023-01-24T11:24:32","date_gmt":"2023-01-24T11:24:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=89157"},"modified":"2023-01-24T11:31:26","modified_gmt":"2023-01-24T11:31:26","slug":"salaad-la-tukan-maayo-nabad-guryaha-lagu-seexan-maayo-haddii-taliye-nuux-taani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/24\/salaad-la-tukan-maayo-nabad-guryaha-lagu-seexan-maayo-haddii-taliye-nuux-taani\/","title":{"rendered":"“Salaad la tukan maayo, nabad guryaha lagu seexan maayo haddii…” – Taliye Nuux Taani (Daawo)"},"content":{"rendered":"
\n

(Laascaanood) 24 Jan 2023<\/span> \u2013 <\/strong>Taliyaha ciidamada SL Nuux Taani Ismaaciil oo hadda hadlay ayaa sheegay in ay xukumaan oo ay gacantooda ku jirto iyagu magaalada Laascaanood, wuxuu sheegay in gaadiidka iyo ciidanka hubeysan ee magaalada soo galay galbinayay Isimadda dhaqanka ay iyaga xukumaan, iyadoo ciidamada soo galay magaalada la xaqiijinayo in ay yihiin kuwa waligoodba kasoo horjeeday damaca SL.<\/p>\n<\/div>\n

Nuux ayaa sheegay in ay gudanayaan waajibaadkooda, oo uu sheegay in ay tahay difaaca, wuxuu ku hanjabay in nabadda Sool ay iyagu ku nool-yihiin “Salaad la tukan maayo, nabad guryaha lagu seexan maayo, ganacsi majirayo, haddii nabadgalyadu meesha ka baxdo.” isagoo sidoo kale sheegay in ciidamadii soo dhoweeyey garaadyadu ay ahaayeen kuwa ‘Ciidanka Somaliland”, sida uu yiri.<\/p>\n

Dadkii ay ciidamadu dileen ayuu sheegay in ay ahayd talaabo nabadgalyada lagu xaqiijinayay, wuuna Ka tacsiyey.<\/p>\n

\n

Nuux Taani ayaa sheegay in aysan aqbaleyn wax aan doonistooda aheyn, oo aysan raali ka noqoneyn, ciidamadooduna u soo galeen magaalada in ay nabadgalyada sugaan.<\/p>\n

\n

Dhanka kale, sida ay xaqiijinayaan macluumaadka laga helayo Laascaano, guriga gobalka iyo hotel kuyaala magaaladaas, wada hadalo ay tan shalay ku lahaayeen xubnaha katirsan maamulka Somaliland ee kusugan magaalada iyo saraakiishooda ciidamada ayaa ilaa hadda mawqif mideysan ay ka gaari waayeen xaalka sida ay u wajahayaan, Xili Isimadda SSC iyo Bulshadu si cad u cadeysay mawqifkooda ay uga soo horjeedaan joogitaanka dhulkooda ee maamulkaas.<\/p>\n

\n