Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88713,"date":"2023-01-11T09:21:56","date_gmt":"2023-01-11T09:21:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88713"},"modified":"2023-01-11T09:21:56","modified_gmt":"2023-01-11T09:21:56","slug":"waxaan-xitaa-isku-dayey-inaan-is-dilo-wiil-ka-sheekeeyey-xaalad-nafsi-ah-oo-xanuun-badan-oo-ay-dad-badani-la-qabaan-dhegeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/11\/waxaan-xitaa-isku-dayey-inaan-is-dilo-wiil-ka-sheekeeyey-xaalad-nafsi-ah-oo-xanuun-badan-oo-ay-dad-badani-la-qabaan-dhegeyso\/","title":{"rendered":"”Waxaan xitaa isku dayey inaan is dilo” – Wiil ka sheekeeyey xaalad nafsi ah oo xanuun badan oo ay dad badani la qabaan (Dhegeyso)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 11 Jan 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Xanuunka welwelka oo afka qalaad lagu dhaho “depression” waa mid caan ka ah dunida oo dad badan ay la dhibaatoodaan. Dadka uu faraha ba\u2019an ku hayo waxaa ka mid ah Soomaali badan oo isugu jira kuwo qirbo jog ah iyo qaar dalka gudihiisa ku sugan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dadka uu cudurkan halista ah meel aad u fog la gaaray balse ka badbaaday waxaa ka mid ah Cabdiwahaab Axmed Cali, oo ah qoraa Soomaali ah oo ku nool magaalada Muqdisho.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Cabdiwahaab Axmed Cali waxa uu BBC-da u sheegay in uu gaaray heer uu go\u2019aansaday in uu noloshiisa soo afjaro gabi ahaanba.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Qoraal uu ka sameeyay marxaladihii xilligaas soo maray noloshiisa ayu uku sheegay in uu ciriiri badan dareemay.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

“Dhammaadkii sannadkii 2018, wax kasta oo agteyda qiimo ku lahaa waa ay macno beeleen. Waxa aan lumiyay hamiyadii laabteyda gubi jiray, riyooyinkii aan naawilayay iyo rajooyinkii aan la noolaa,” ayuu ku yiri qormadiisa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxa uu sheegay in uu isu arkayay “qof aysan naf ku jirin oo qolof ah”.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waqtigaas ka hor ayuu joojiyay waxbarashadii Jaamacadda ee uu aadka u jeclaa, waxa uuna isaga tagay shaqadiisii isagoo aan shaqo kale meel ku ogeyn.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxaan damcay inaan is dilo”<\/h2>\n<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"Cabdiwahaab<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/div>
Qoraalka sawirka, <\/span>Cabdiwahaab Axmed Cali<\/figcaption><\/figure>\n<\/div>\n
\n

Laakiin tii ugu darneyd waxay ahayd markii uu go\u2019aan ku gaaray in uu isdilo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Markii aan rabitaanka lumiyay, hurdo isa seegnay, cunto iyo salaadna kala baadnay, waxaa sii dhammaanayay rejadii aan ka qabay nolosha,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Isagoo sharraxaya sida ay niyaddiisa ugu qancisay inuu isdaldalo ayuu yiri: “Waxaa laabteyda isa soo taray dareenno xanuun badan iyo fariimo sida dhambaal ah [oo I oranaya] \u2018waxaa la gaaray waqtigii aad is dhaafin lahayd ciriirigan ku daashaday ee kuu diiday deggenaashiyaha iyo xasiloonida, waxaa la gaaray wakhtigii aad is dili lahayd”.<\/p>\n<\/div>\n

\n

In muddo ah ayu uku mashquulsanaa qorsheynta qaabkii uu isu dili lahaa, sida uu ku sheegay qormadiisa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Maalinba tan ka dambeysa dareenka isdilidda waxaa uu igu ahaa wax aad uga mid ah maalinlahayga. Mar waxa aan ka fekeraa kawarran haddii aan gaari xawaareynaya aan iska tuuro?”<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ka hor inta uusan ku fikirin in uu isdilo waxa uu ka fogaaday dhammaan dadkii ay is yaqaanneen iyo bulshada inteeda kaleba.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n