Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":88474,"date":"2023-01-07T09:22:56","date_gmt":"2023-01-07T09:22:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88474"},"modified":"2023-01-07T09:22:56","modified_gmt":"2023-01-07T09:22:56","slug":"jacayl-jihaad-atirisho-hindi-ah-oo-caan-ah-oo-ay-geerideedu-qoorta-isu-gelisey-muslimiinta-hinduuga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/07\/jacayl-jihaad-atirisho-hindi-ah-oo-caan-ah-oo-ay-geerideedu-qoorta-isu-gelisey-muslimiinta-hinduuga\/","title":{"rendered":"”JACAYL JIHAAD?” – Atirisho Hindi ah oo caan ah oo ay geerideedu qoorta isu gelisey Muslimiinta & Hinduuga"},"content":{"rendered":"
\n
(Delhi) 07 Jan 2023<\/strong><\/span> \u2013 Dhimashada gabadhan atariishada musalsallada jileysay ayaa si weyn looga hadal hayaa gudaha dalka Hindiya, sababtuna waxa ay tahay xaaladda geerideeda iyo xadhigga saaxiibkeedii hore iyadoo ay jiraan eedeymo la xiriira jahwareerin diimeed.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Tunisha Sharma ayaa meydkeeda la helay 24-kii Diseembar iyadoo ku jirtay musqul ku taal Dastaan-e-Kabul\u00a0 oo ah halka ay bandhigeeda Alibaba ku samaynaysay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Maalin ka dib, Atariishada ay wada shaqaynayeen iyo saaxiibkeedii hore ee Sheezan Khan ayay booliisku xireen ka dib markii Sharma hooyadeed ay ku eedeysay “ku lug lahaanshaha isdilkeeda”, taasoo uu diiday.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Chandrakant Jadhav oo ah sarkaal sare oo ka tirsan booliska ayaa saxaafadda u sheegay in Sharma ay nafteeda goysay, islamarkaana ay baarayaan waxa ku kalifay inay sidaa sameyso.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Geerida gabadhan 20-jirka ah ayaa ka yaabisay fanka Hindiya ee dhanka madadaalada waxay ahayd xiddig soo baxday oo taageero weyn ku lahayd baraha bulshada.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Saacado yar ka hor dhimashadeeda, waxay soo dhigtay Instagram-ka sawir iyada ah oo ay ku qoran tahay “dadka xamaasaddu waddo [ma] joogsadaan”.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Qoraalkan ayaa yeeshay wax ka badan 800,000 oo falcelin (likes) iyo kumannaan faallooyin ah, iyadoo taageerayaashu ay muujinayaan naxdinta ku saabsan geerideeda lama filaanka ah oo ay la yaaban yihiin sida qof u muuqda “mida aad u fraxasan uu u qaadi karo tallaabo noocan oo kale ah”.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dhacdadan naxdinta leh ayaa saxaafaddu si waali ah u qaadaa dhigtay, iyadoo nolosha atariishada iyo xidhiidhadeedii diirad gaar ah lagu saaray.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Bogagga wararka tooska ah ayaa daqiiqad-daqiiqad u daabacayey warar cusub oo ku saabsan dhinac kasta oo ka mid ah baaritaanka booliiska.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxaana qof kasta oo ka soo jeeda asaagii Sharma iyo saaxiibadeeda iyo qoyskeeda ugu dhowaa laga qaaday waraysiyo, taasoo keentay sheekooyin badan oo mala-awaal iyo sheegasho aan la hubin u badan.<\/p>\n<\/div>\n