Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88420,"date":"2023-01-06T10:11:06","date_gmt":"2023-01-06T10:11:06","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88420"},"modified":"2023-01-06T10:11:06","modified_gmt":"2023-01-06T10:11:06","slug":"ukraine-oo-ruushka-u-adeegsatey-hub-dunida-ku-cusub-oo-loo-adeegsado-hawada-sare-sawirro-hoggaamintiisa-sida-uu-u-shaqeeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/06\/ukraine-oo-ruushka-u-adeegsatey-hub-dunida-ku-cusub-oo-loo-adeegsado-hawada-sare-sawirro-hoggaamintiisa-sida-uu-u-shaqeeyo\/","title":{"rendered":"Ukraine oo Ruushka u adeegsatey hub dunida ku cusub oo loo adeegsado Hawada Sare + Sawirro (Hoggaamintiisa & Sida uu u shaqeeyo)"},"content":{"rendered":"

(Kyiv) 06 Jan 2023<\/span> \u2013\u00a0<\/strong>Sawirro laga helay firirka hubka goobta dagaalka Ukraine iyo Ruushka ayaa muujinaya in Ukraine ay adeegsanayso madfaca casriga ah ee 155 BONUS oo ah lidka taangiga oo aad u shiish saxan.<\/p>\n

Waxaa madfacan wada sameeyey shirkadaha Bofors oo Sweden ah iyo Nexter oo Faransiiska ah. Wuxuu madfacani leeyahay tiknolojiyadda EFP IYO LIDAR oo shiishka iyo helidda bartilmaameedka ka saacida.<\/p>\n

EFP iyo LIDAR<\/strong> – EFP wuxuu madfaca ka saacidaa inuu ka dusho gaadiid gaashaaman weliba sida ugu hufan. Sidoo kale, Bofors\/Nexter 155 BONUS waa hub aad u saxan marka ay timaado helista bartilmaameedkeeda iyada oo la adeegsanayo saddex dareemayaal oo ku shaqeeya IR iyo LIDAR.<\/p>\n

LIDAR waa tignoolajiyad wax ku raadisa iftiinka. Habkani waxa uu cabbirayaa fogaanta u dhaxaysa madfaca iyo bartilmaameedka cadawga iyada oo la isticmaalayo shucaaca layserka kaas oo xisaabinaya meesha uu bartilmaameedku u socdo isagoo cabbirka ka qaadanaya xawaarihiisa oo uu isna ka qiyaasay iftiinka, guuxa IWM. Habkan waxa sidoo kale loo yaqaannaa iskaan garaynta 3D.<\/p>\n

LIDAR waa tignoolajiyad cusub gebi ahaanba taasoo loo isticmaalo kontoroolka socodka maraakiib-cireedyada iskood u duulaya iyo marka loo dirayo hawada sare sida meeraha Mars.<\/p>\n

Sidee BONUS u shaqeysaa?<\/strong><\/p>\n

Madfaca Bofors\/Nexter 155 BONUS waa sida soo socota: Kaddib marka la meel dhigo baaxadda iyo astaanta bartilmaameedka, madfaca BONUS ayaa lagasoo ridayaa madfac ay dhuuntiisu leedahay maraare dhan 155mm.<\/p>\n

Madfacu wuxuu usoo hoobanayaa sidii qaansoc, isagoo leh tiiro gaaraysa ilaa 35 kiiloomitir [21.7 mi]. Deeto fiyuus lasii waqtiyeeyey ayaa wuxuu qarxinayaa laba rasaas oo kusii dhex jirta qolofka madfaca kuwaasoo kasoo dhex baxaya marka uu ku dhowaado bartilmaameedka.<\/p>\n

Marka ay ka baxaan qolofka, waxay toos u abbaarayaan bartilmaameedka iyagoo lasoo baxaya garab-yorooyin ay ku duulaan, waxayna iyaga oo sidii daroon is wada ku hoobanayaan bartilmaameedka iyagoo ku socda 900 rpm, islamarkaana sawiraya bartilmaameedka.<\/p>\n

Marka ay qaaba qoowsayn u jiraan bartilmaameedka waxay qarxayaan iyagoo islamarkaana gelaya duleelka tooreetka taangiga taasoo jab wayn gaarsiinaysa ciidanka saaran iyo taangiga laftiisa.<\/p>\n

Waxaa jira ugu yaraan laba dal oo kale oo haysta hub ama isticmaala tignoolajiyaddan Bofors\/Nexter 155 BONUS mid la mid ah. Mid waa nooca German-ka ee SMARt 155, halka kan kalena uu yahay midka Maraykanka ee M898 SADARM.<\/p>\n

Bofos\/Nexter 155 BONUS waxaa hadda haysta dalal dhowr ah sida: France, Sweden, Finland, USA, Norway, iyo, sida hadda caddaatay, Ukraine. Lama sheegin cidda Ukraine hubkan siisay.<\/p>\n

\"\" \"\" \"\" \"\"<\/p>\n

W; D:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Kyiv) 06 Jan 2023 \u2013\u00a0Sawirro laga helay firirka hubka goobta dagaalka Ukraine iyo Ruushka ayaa muujinaya in Ukraine ay adeegsanayso madfaca casriga ah ee 155 BONUS oo ah lidka taangiga oo aad u shiish saxan. Waxaa madfacan wada sameeyey shirkadaha Bofors oo Sweden ah iyo Nexter oo Faransiiska ah. Wuxuu madfacani leeyahay tiknolojiyadda EFP IYO […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88421,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/s-22.jpg?fit=640%2C886&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-n08","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88420"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88425,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88420\/revisions\/88425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}