Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88417,"date":"2023-01-06T09:32:56","date_gmt":"2023-01-06T09:32:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88417"},"modified":"2023-01-06T09:32:56","modified_gmt":"2023-01-06T09:32:56","slug":"mw-kenya-oo-kashifay-arrin-uu-qarinayey-oo-lugta-la-galaysa-dad-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/06\/mw-kenya-oo-kashifay-arrin-uu-qarinayey-oo-lugta-la-galaysa-dad-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"MW Kenya oo kashifay arrin uu qarinayey oo lugta la galaysa dad Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"
\n

(Nairobi) 06 Jan 2023<\/span> \u2013\u00a0<\/strong>Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa qirtay in uu shaqada ka eryay Agaasimihii Hore ee Hay\u2019adda Dambi baarista Kenya, arrintaas oo aan horay loo sii ogeyn.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Markii uu Ruto magacaabayay agaasimaha cusub waxa uu sheegay in madixii hore ee Waaxda Dambi baarista uu si iskiis ah xilka isaga casilay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hase ahaatee madaxweynaha Kenya ayaa hadda sheegay in uu George Kinoti xafiiska uga eryay sababo la xiriira dad la waayay oo si Khasab ah lagu kaxeystay iyo dilal sharciga ka baxsan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Madaxweyne Ruto ayaa shir jaraa\u2019id oo uu xalay qabtay warfidiyeenka ugu sheegay in ay ka go\u2019an tahay sidii uu u xaqiijin lahaa in uusan dhicin dil sharci darro ah oo ay boolisku geystaan.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

Waxa uu shaaca ka qaaday in boolisku ay sameysteen meel ay ugu talogaleen in ay dadka ku laayaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cWaxaa jiray konteenar yaalla meel ka tirsan Nairobi oo gudihiisa dadka lagu gowrici jiray \u2013 waa konteenar yaalla meel saldhig boolis dhexdiisa ah \u2013 sideen ku gaarnay ilaa heerkaas? Maxay tahay hay\u2019adda sidaas u noqotay mid fulisa waxyaabo aan la amrin oo ay iskeed u sameyneysay? Sababtaas ayaan shaqada uga eryay ninkaas la dhaho Kinoti,\u201d ayuu yiri Ruto.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"George<\/div>\n

AFP, <\/span>Qoraalka sawirka, George Kinoti<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu hay\u2019adda dabagalka ku sameysa falalka booliska ku amray in ay soo baarto kiisaskaas.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxa u uku adkeystay in booliska ay ku khasban yihiin in ay sharciga u hoggaansamaan, isagoo sheegay in u hoiggaansamidda sharciga ay ku jirto in ay iyaga qudhooda iska difaacaan dambiileyaasha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ruto ayaa markii uu xafiiska ka eryay Kinoti waxa uu xilka Agaasimaha Hay\u2019adda Dambi baarista ee Kenya u magacaabay nin ka tirsan Soomaalida Kenya oo la yiraahdo Amiin Ibraahim Maxamed oo in muddo ah ka soo shaqeynayay laamaha amniga.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hay\u2019adda Dambi Baarista oo magaceeda loo soo gaabiyo (DCI) ayaa dowladda u qaabilsan dambi baarista guud, waxa ayna dabagal ku sameysaa dhammaan fal-dambiyeedyada shacabka iyo kuwa lagu tuhmo siyaasiyiinta.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"Amiin<\/div>\n

Qoraalka sawirka, Amiin Ibraahim Maxamed<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Dadka kale ee caanka ah ee loo heysto dilal dhacay waxaa ka mid ah askari ka tirsan booliiska Kenya oo caan noqday ka dib markii muuqaallo lagu duubay mobilada ay muujiyeen isaga oo dilaya laba wiil sannadkii 2017.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hay\u2019adda Madaxa-banaan ee Kormeerka Booliska (IPOA) ayaa sheegtay inay heshay dacwado ka dhan ah Dable Axmed Rashiid oo maalin cad labada\u00a0 wiil ku dilay xaafadda Islii ee magalaada Nairobi, bishii Marso 2017-kii.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Axmed Rashiid oo dabayaaqadii bishii November ee sanadkii tagay kasoo hor muuqday maxkamadda Milimani ee magaalada Nairobi ayaa garsoorka ka codsaday in kiiskiisa dib u eegis lagu sameeyo, isagoo ku dooday in dacwadda ka dhanka ah ay ku hoos duugan yihiin dano gaar ah oo uusan xilligaas faahfaahin.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"Axmed<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/div>
Qoraalka sawirka, <\/span>Axmed Rashiid<\/figcaption>
\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n
\n

Madaxweynaha Kenya oo xilka loo caleema saaray bishii September ayaa intii uu ololaha doorashada ku jiray ballan qaaday in haddii la doorto uu wax ka qaban doono dilalka aan sharciga loo marin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhanka kale, Madaxweyne Ruto ayaa shacabka Kenya ka qanciyay arrin muran badan dhalisay oo la hadal hayay muddooyinkan, taasoo ku saabsanayd hadal ay gabadhiisa ku shegetay in ay leedahay xafiis iyada u gaar ah oo la yiraahdo “Xafiiska Gabadha Koowaad\u201d. Dadka qaar ayaa su\u2019aalo iska weydiinayay sharciga uu xafiiskaas waafaqsan yahay iyo in lagu lunsanayo dhaqaalaha dowladda.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ruto oo ka jawaabaya mowduucaas ayaa beeniyay jiritaanka xafiiska doodad dhaliyay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cIi dhaafa gabadheyda, waad og tihiin kuwani waa carruur, waxay sameynayaan waxyaabo carruurnimo ah, aad baad u ogtihiin in uusan jirin xafiis noocaas ah\u2026 tani waa gabadha madaxweynaha William Ruto oo keliya mararka qaarna ma garaneyso farqiga u dhaxeeya madaxweyne iyo aabbe,\u201d ayuu yiri Mr Ruto oo warbaahinta kula hadlay xarunta madaxtooyada ee magaalada Nairobi.<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Nairobi) 06 Jan 2023 \u2013\u00a0Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa qirtay in uu shaqada ka eryay Agaasimihii Hore ee Hay\u2019adda Dambi baarista Kenya, arrintaas oo aan horay loo sii ogeyn. Markii uu Ruto magacaabayay agaasimaha cusub waxa uu sheegay in madixii hore ee Waaxda Dambi baarista uu si iskiis ah xilka isaga casilay. Hase ahaatee madaxweynaha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88418,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/s-21.jpg?fit=1200%2C743&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-n05","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88417"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88419,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88417\/revisions\/88419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}