Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88406,"date":"2023-01-06T10:48:21","date_gmt":"2023-01-06T10:48:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88406"},"modified":"2023-01-06T10:48:37","modified_gmt":"2023-01-06T10:48:37","slug":"kooxaha-epl-oo-wax-ka-bedelaya-koobabka-carabao-fa-cup-iyo-community-shield-isbeddelkii-ugu-waynaa-muddo-30-sano-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/06\/kooxaha-epl-oo-wax-ka-bedelaya-koobabka-carabao-fa-cup-iyo-community-shield-isbeddelkii-ugu-waynaa-muddo-30-sano-ah\/","title":{"rendered":"Kooxaha EPL oo wax ka bedelaya koobabka Carabao, FA CUP iyo Community Shield (Isbeddelkii ugu waynaa muddo 30 sano ah)"},"content":{"rendered":"

(London) 06 Jan 2023<\/strong><\/span> \u2013\u00a0Madaxda kubbadda cagta Ingriiska ayaa lagu soo warramayaa inayyeelanayaan wadahadallo ku saabsan wax lagu sheegay isbeddelkii ugu waynaa ee ciyaaraha gudaha dalkaasi ka dhaca muddo 30 sano ah, iyadoo isbedelladan lagu samaynayo FA Cup<\/a>,\u00a0Carabao Cup<\/a> iyo Community Shield.<\/p>\n

Sida laga soo xigtay The Times<\/a>, lix qof oo hormuud ka ah \u00a0Premier League<\/a>, FA-ga iyo EFL ayaa si shakhsi ah u kulmaya markii ugu horreeysey Jimcahan si ay u turxaan bixiyaan dhowr hindise oo ka yimid naadiyada heerka koowaad; kuwaas oo ay ku jiraan in la baabi\u2019iyo ciyaarta ku celiska ee FA Cup-ka, in kooxaha dheelaya tartamada yurub loo fasaxo inay kaliya ciyaarsiiyaan da\u2019 yartooda Koobka Carabao Cup amaba inay kooxaha waawayni iskaga baxaan tartankaa daaliska ah iyo in Community Shield laga bedelo booska uu haatan uga jiro xilli ciyaareedka.<\/p>\n

BEDELKA COMMUNITY SHIELD<\/strong> – Naadiyada waawayn ayaa aaminsan in ciyaarta Community Shield, oo inta badan la qabto Axad kahor dhamaadka usbuuca ugu horreeya ee Premier League, ay carqaladayso isku diyaarintooda xilli ciyaareedka waxaana hindisaha ay soo jeediyeen ka mid ah in la ciyaaro bartamaha xilli ciyaareedka, iyo in lagu soo ciyaaro dalal kale sida ay sameeyaan Talyaaniga iyo Spain.<\/p>\n

KULAMADA KU CELISKA AH<\/strong> – Dhanka FA Cup-ka, kooxaha Premier League ayaa aad u danaynaya in kulamada ku celisyada\u00a0 ah la baabi\u2019iyo gebi ahaanba wixii ka dambeeya wareegga saddexaad oo ah marka kooxaha heerka koowaad ay tartankan kusoo biiraan. Ku celiska ayaa hadda la sameeyaa ilaa wareega afraad.<\/p>\n

Maamulka Premier League ayaa soo jeediyey wax lagu sheegay ‘Heshiiska Cusub ee Kubadda Cagta’, kaas oo keeni kara in la sameeyo isbeddelladii ugu muhiimsanaa tan iyo markii la aasaasay Premier League 1992-kii. Ujeeddaduna waa in la yareeyo ciriiriga ciyaaraha laga bilaabo 2024-ka iyo wixii ka dambeeya.<\/p>\n

\n
\n
\"English<\/div>\n<\/div>\n

Waxa kooxaha Premier League laga doonayaa inay lacag badan siiso heerarka hoose gaar ahaan EFL oo ka doonaysa \u00a3300 milyan oo ginni oo dheeraad ah oo maalgelin ah. Si kastaba ha ahaatee, ilaa hadda kooxaha heerka kowaad waxay ogolaadeen wax in yar ka badan kala bar tiradaas.<\/p>\n<\/div>\n

\n