Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":88356,"date":"2023-01-04T18:16:35","date_gmt":"2023-01-04T18:16:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88356"},"modified":"2023-01-04T18:16:35","modified_gmt":"2023-01-04T18:16:35","slug":"somalia-oo-horumar-fiican-ka-samaysay-meel-ay-si-aad-ah-ugu-dambayn-jirtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/04\/somalia-oo-horumar-fiican-ka-samaysay-meel-ay-si-aad-ah-ugu-dambayn-jirtey\/","title":{"rendered":"Somalia oo horumar fiican ka samaysay meel ay si aad ah ugu dambayn jirtey"},"content":{"rendered":"
\n
(Muqdisho) 04 Jan 2023<\/strong><\/span> \u2013 Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (EPI) ee xaruntiisu tahay dalka Australia ayaa soo saaray warbixiintiisa sanadlaha ah ee nabadgelyada waddamada caalamka ee sanadkii 2022.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Haddaba sida aan hoos ku ogaan doonno Soomaaliya ayaa horumar la taaban karo ka samaysay dhanka nabadda marka la barbardhigo warbixintii sanadkii ka horreeyay ee 2021 uu soo saaray machadkani, iyada oo sida warbixinta ku cad ay Soomaaliya ka hor martay waddammo dhowr ah halka kuwa kale ay hoos u dhac sameeyeen.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Liiska tobanka waddan ee ugu nabdoon adduunka ayaan wax badan iska baddalin marka laga reebo in ay kaalmaha kala baddasheen waddamada qaar iyo in Canada ay booskeedii lambar toban ka baxday halkaas oo sanadkii hore ay ku jirtay haddana Japan ay lambarka tobnaad ku jirto.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Qaaradda Yurub oo badanaa ka xasilooni badnaan jirtay meelaha kale ee caalamka ayaa waxaa sanadkii lasoo dhaafay saameeyay dagaalka Ruushka iyo Ukraine oo qarxay bishii February ee sanadkii tegay.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Liiska tobanka waddan ee ugu nabdoonaa 2022 ayaa sidan u qoran:<\/p>\n<\/div>\n
\n
\n
Iceland<\/li>\n
New Zealand<\/li>\n
Ireland<\/li>\n
Denmark<\/li>\n
Austria<\/li>\n
Portugal<\/li>\n
Slovenia<\/li>\n
Czech Republic<\/li>\n
Singapore<\/li>\n
Japan<\/li>\n<\/ul>\n<\/div>\n
\n
Waddamada bariga dhexe iyo woqooyiga Afrika ayaa sanadkan noqday kuwa ugu nabdoon celcelis ahaan marka loo fiirsho sare u kaca ku yimid dhibcaha ay haysteen\u00a0 labadii sano ee kan ka horreeyay.<\/p>\n<\/div>\n