Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88333,"date":"2023-01-04T13:18:53","date_gmt":"2023-01-04T13:18:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88333"},"modified":"2023-01-04T13:19:28","modified_gmt":"2023-01-04T13:19:28","slug":"ruushka-oo-badaha-soo-gelinaya-gujis-aamusan-oo-sida-16-gantaal-oo-nukliyeer-ah-goorta-uu-howlgelayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/04\/ruushka-oo-badaha-soo-gelinaya-gujis-aamusan-oo-sida-16-gantaal-oo-nukliyeer-ah-goorta-uu-howlgelayo\/","title":{"rendered":"Ruushka oo badaha soo gelinaya GUJIS aamusan oo sida 16 gantaal oo NUKLIYEER ah (Goorta uu howlgelayo)"},"content":{"rendered":"

(Moscow) 04 Jan 2023<\/strong><\/span> \u2013 Bisha Juun ee 2023, Ciidanka Badda Ruushku waxay samayn doonaan tijaabooyinkii ugu horreeyey ee gujiska nooca cusub ee dabaqadda Borei. Imabaradoor Aleksandr III [Emperor Alexander III] ayaa dhismihiisa la bilaabay dhamaadkii sanadka. Gujis labaad oo kale oo isla dabaqaddan ah ayaa isna la bilaabay isla waqtigaasi – Generalissimus Suvorov.<\/p>\n

Ciidanka Badda Ruushka ayaa waxa ay heli doonaan 12 gujis oo ah dabaqadda Borei dhamaadka 2031-ka. Gujisyada Ibaradoor Alexander III iyo Generalissimus Suvorov waxay ka yihiin lixaad iyo toddobaad dabaqaddan Borei, siday u kala horreeyaan.<\/p>\n

Xawaaraha ugu badan ee biyaha hoostooda waa 29 knot. Intii lagu guda jirey tijaabooyinka lixdii gujis ee ugu horreeyey ee fasalkan, moolka ugu dheer ee la quusiyey wuxuu ahaa 400 mitir badda gunteeda.<\/p>\n

Hubka ugu wayn ee uu gujiskani qaadi doono waa 16 ka gantaal oo ah nooca baalistigga ah ee badda hoosteeda laga gano ee Bulava. Waxay wataan madaxyada nukliyeerka sidaas darteedna waxay ka mid yihiin seddaxda degel ee uu Ruushku ka ridi karo nukliyeerka ee cir, bad iyo berri.<\/p>\n

Waxaa kale oo uu wataa lix ama siddeed dhuumood oo laga ridi karo gantaal badeedka torpedo-ga. Waxa kale oo uu leeyahay lidka gantaalaha torpedo-ga iyo sidoo kale gantaalaha RPK-2 Viyuga oo gujiska iyo markabkaba lagu dilo.<\/p>\n

Gantaalkan Nukliyeerka ah ee baallistigga ah ee Bulava waa hub ku cusub Ruushka, kaas oo la howlgeliyey 2018-kii. Gantaal kasta oo noocan ihi waxa uu qaadi karaa inta u dhaxaysa 6 iyo 10 madaxyada nukliyeerka ah oo u dhiganta 100-150 kt MIRVs.<\/p>\n

Tiirada nooca caadiga ah ee gantaalkani waxa uu gaarayaa ilaa 8,300 km. Si kastaba ha ahaatee, Ruushka ayaa bilaabay inuu casriyeeyo Bulava waxaana la gaarsiiyey masaafo dhan 10,000 oo km.<\/p>\n

Waa gujiskii labaad oo halis ah kaddib ”Gujiska Yoowmal Qiyaamaha” lagu naanayso ee Podvodnzia Belgorod oo qaadi kara gantaalka Poseidon oo u dhaqmaya sidii daroon biyaha hoostooda mara, kaas oo loo arko inuu yahay hubka ugu halisan dhanka wax baabi’inta hubka nukliyeerka ah ee hadda ka shaqeeya adduunka oo dhan, lana howlgeliyey Nofeembar 2022-kii. Halkan kasii aqri….<\/strong><\/a><\/p>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Moscow) 04 Jan 2023 \u2013 Bisha Juun ee 2023, Ciidanka Badda Ruushku waxay samayn doonaan tijaabooyinkii ugu horreeyey ee gujiska nooca cusub ee dabaqadda Borei. Imabaradoor Aleksandr III [Emperor Alexander III] ayaa dhismihiisa la bilaabay dhamaadkii sanadka. Gujis labaad oo kale oo isla dabaqaddan ah ayaa isna la bilaabay isla waqtigaasi – Generalissimus Suvorov. Ciidanka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88338,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Namnlos-18.png?fit=944%2C656&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mYJ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88333"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88333"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88341,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88333\/revisions\/88341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}