Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88298,"date":"2023-01-03T19:14:37","date_gmt":"2023-01-03T19:14:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88298"},"modified":"2023-01-03T19:14:58","modified_gmt":"2023-01-03T19:14:58","slug":"daawo-qabriyada-7-qof-oo-uu-ku-jiro-nabaddoon-cilmi-hagar-guure-aun-oo-lasoo-qoday-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/03\/daawo-qabriyada-7-qof-oo-uu-ku-jiro-nabaddoon-cilmi-hagar-guure-aun-oo-lasoo-qoday-sababta\/","title":{"rendered":"DAAWO: Qabriyada 7 qof oo uu ku jiro Nabaddoon Cilmi Hagar Guure (AUN) oo lasoo qoday & Sababta"},"content":{"rendered":"

(Maxaas) 03 Jan 2023<\/strong>\u00a0<\/span>\u2013\u00a0Maydadka todoba qof oo Nabadoon Cilmi Hagar Guure uu ku jiro ayaa dib looga soo fagay goob ay ku aaseen Al-Shabaab, waxaana mar kale meydadkaas lagu aasay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n

Sida ay ogaatay Caasimada Online waxaa meydadkaan laga soo fagay god-weyn oo Al-Shabaab ay ku rideen laba maalmood kadib markii ay ku dileen dagaal culus oo ka dhacay degaanka Ceelqooxle ee gobolka HIiraan bishii 9-aad ee sanadkii dhamaaday.<\/p>\n

Goobta laga soo fagay meydadkaan waa deegaanka Al-Kowthar oo hoos taga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo Al-Shabaab ay geeyeen meydadka 7-da qof ee Nabadoon Cilmi Hagar uu ku jiro, iyagoo gaari ku jiidaya.<\/p>\n

Seddax bilood ka hor 29-kii Sebtember 2022 ayaa dagaalka lagu dilay raggaan wuxuu ka dhacay degaan lagu magacaabo Ceelqooxle oo ka tirsan gobolka Hiiraan, halkaas oo kooxda Al-Shabaab ay weerar culus ku qaaday, xilli ay ku sugnaayeen ciidan badan oo ka soo jeeda beesha Xawaadle.<\/p>\n

\n
\n

Allaha u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar ayaa ka mid ahaa odayaashii hoggaaminayey ciidankaas, waxayna Al-Shabaab u qabeen cadaawad badan, taas oo keentay in markii ay dileen ay meydkiisa gaari ku soo jiideen isaga iyo raggii kale ee ugu waaweynaa ciidankii Xawaadle looga dilay dagaalka.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n

Al-Shabaab ayaa meydadka 7-daas nin ayaa u soo bandhigay shacabka ku nool deegaanka Al-Kowthar oo xiligaas ay Al-Shabaab u talinayeen, waxayna maalin kadib ku rideen hal god, iyagoo aan siin xurmadii diinta suuban ee Islaamku ay u jideysay meydka muslimiinta.<\/p>\n

Meydadkaan oo laga soo fagay godkaas ayaa shalay dib loogu aasay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo salaadii Janaasada lagula tukaday.<\/p>\n

Culumadii, odayaashii dhaqanka iyo masuuliyiintii ka qeyb gashay aaska ka dhacay Maxaas ayaa sababta meydadkaan dib loogu soo saaray waxay ku macneeyeen in Al-Shabaab aysan u aasin si islaamnimo ku jirto, isla markaana ay ku xadgudbeen xurmadii uu lahaa meydka dadkaan ay dileen.<\/p>\n

Hoos ka daawo aaska….<\/strong><\/p>\n

<\/div>\n

Isha: <\/strong>Caasimadda<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Maxaas) 03 Jan 2023\u00a0\u2013\u00a0Maydadka todoba qof oo Nabadoon Cilmi Hagar Guure uu ku jiro ayaa dib looga soo fagay goob ay ku aaseen Al-Shabaab, waxaana mar kale meydadkaas lagu aasay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Sida ay ogaatay Caasimada Online waxaa meydadkaan laga soo fagay god-weyn oo Al-Shabaab ay ku rideen laba maalmood kadib markii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88299,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/s-3.webp?fit=1080%2C607&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mYa","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88298"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88298"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88301,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88298\/revisions\/88301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}