Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88251,"date":"2023-01-02T20:09:14","date_gmt":"2023-01-02T20:09:14","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88251"},"modified":"2023-01-02T20:09:36","modified_gmt":"2023-01-02T20:09:36","slug":"suaalihii-ugu-adkaa-ciidamada-eritrea-jirey-jawaab-baa-loo-helay-balse-weli-waxaa-taagan-suaalo-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/01\/02\/suaalihii-ugu-adkaa-ciidamada-eritrea-jirey-jawaab-baa-loo-helay-balse-weli-waxaa-taagan-suaalo-badan\/","title":{"rendered":"Su’aalihii ugu adkaa ciidamada Eritrea jirey jawaab baa loo helay balse weli waxaa taagan su’aalo badan"},"content":{"rendered":"
\n

(Muqdisho) 02 Jan 2023<\/strong><\/span> \u2013 Ciidankan muddo 3 sano ka hor ah baa si qarsoodi ah dalka looga daabbulay. Qaar ka mid ah waalidka dhalay waxay sheegeen in wiilashooda loo sheegay in dalka Qadar tababar loogu dirayo dabadeedna ay ka qayb ka noqon doonaan ciidamada ilaalinaya Koobka Adduunka ee Qadar lagu qabtay.<\/p>\n<\/div>\n

In muddo markii waalidkii wiilashada dhalay waayeen war iyo wacaal ubadkoodi ku saabsan bay dawladda u tageen oo haybiyeen halka ubadkoodi jiro balse waa waayeen cid u jawaabta. Dabadeed qaar waalidkii ka mid ah ayaa bannaanbaxyo Xamar ka dhigay, dabadeed boliis kala eraya ayaa lagu dalbaday.<\/p>\n

Waxaa intaa dheeraa markii maqnaanshaha wiilasha aad loo sheegsheegay baa Baarlamaanku u yeeray Taliyaha Xoogga Dalka, Jeneraal Odawaa si ay u warsadaan halka wiilashii la qaaday jiraan. Jeneraal Odawaa waxa uu Baarlamaanka u sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wasaaradda Gaashaandhiggu aysan wax war ah ka hayn warka wiilashaas maqan aysanna jirin ciidan Xoogga Dalka iyo Wasaaradda Gaashaandhiggu u dirsadeen Eritrea.<\/p>\n

Intaa ka dib, warka ciidankan waa la buunbuuniyay, sida dagaalkii Tigreey baa loo diray oo waa la wada laayay iyo warar kale ayaa la hal’abuuray. Yeelkeede, si walba oo arrinta ciidankani jaahwareer u abuurtay xukuumaddii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo na ugu noqotay utun ku taagan iyo meddi mucaaradku ku qalaan, haddana xukuumaddii Farmaajo afka ayay ka xiratay in ay ka hadasho.<\/p>\n

Ugu dambayn, maalintii uu xukunka wareejinayay baa Farmaajo qiray in uu jiro ciidan dhawr kun oo Eritrea tababar loogu diray welina ku maqan.<\/p>\n

Waxa yaabka leh oo anigu ilaa maanta aan iswaydiiyo ayaa ah: MAXAA FARMAAJO iyo raggii la shaqaynayay ku qasbay qarinta ciidan qaran oo tababar loo diray? Maxay markii hore diristiisa qarsoodi uga dhigeen? Maxayse markii dambe oo arrintu fashilantay u oran waayeen wiilaashaas tababar ciidan loo diray waana imaanayaan? Maxaa ku qasbay ka aamusidda arrin dhaawac siyaasadeed oo culus Farmaajo u gaysatay fadeexad qaraanna ku noqotay? Si dhibyar buu Farmaajo ku oran “tababar bay ku maqan yihiin?”<\/p>\n

Intaa ka dib, madaxweyne Xasan Shiikh waxa uu mudan yahay in loogu sacabtumo xallinta arrinta ciidan oo runtii jaahwareer badan oo aan loo baahnayn abuurtay..<\/p>\n

\n

Ugu dambayn, waxaan xukuumadda Soomaaliya kula talinayaa in ciidan Eritrea laga soo celiyay noqdo kii ugu dambeeyay ee dal shisheeye lagu soo tababaro marka Turki laga reebo. Sababta aan sidaas u leeyahay waxay tahay, ciidamada dalalka kala duwan tababarka ku soo qaadanayaa waxa ay dhabarjab ku yihiin dhismaha iyo kobaca ciidanka Soomaaliya, waayo, ciidan lagu soo carbiyay dalal kala dhaqan iyo aqoon iyo af duwan sidee isula shaqaynayaan marka ay dalka yimaadaan?<\/p>\n

Tan kale haddii aan haysanno Turki oo TurkSom ciidanka noogu tababaraysa maxaan ugu baahannay tababarka dal yar oo aan waxba na dhaamin sida Eritrea? Dhammaan ciidan dalka waa in TurkSom lagu carbiyo waxii tababar iyi aqoon dheerasd ahna gudaha Turkiga loogu diro.<\/p>\n

Tababarka Turkigu tayo ahaan iyo aqoon ahaan oo kaliya muhiim ma aha balse istaraatiiji ahaan buu muhiim u yahay.<\/p>\n

W; Q:<\/strong> Cali M Diini<\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 02 Jan 2023 \u2013 Ciidankan muddo 3 sano ka hor ah baa si qarsoodi ah dalka looga daabbulay. Qaar ka mid ah waalidka dhalay waxay sheegeen in wiilashooda loo sheegay in dalka Qadar tababar loogu dirayo dabadeedna ay ka qayb ka noqon doonaan ciidamada ilaalinaya Koobka Adduunka ee Qadar lagu qabtay. In muddo markii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88252,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Namnlos-7.png?fit=1009%2C632&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mXp","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88251"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88251"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88254,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88251\/revisions\/88254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}