Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88106,"date":"2022-12-31T09:53:19","date_gmt":"2022-12-31T09:53:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88106"},"modified":"2022-12-31T09:53:52","modified_gmt":"2022-12-31T09:53:52","slug":"dadwaynaha-oo-mw-xasan-ku-dhaliilay-kelmado-uu-ku-adeegsadey-bayaan-uu-kasoo-saaray-xasaradda-laascaanood-maraykanka-oo-mowqifkiisa-muujiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/31\/dadwaynaha-oo-mw-xasan-ku-dhaliilay-kelmado-uu-ku-adeegsadey-bayaan-uu-kasoo-saaray-xasaradda-laascaanood-maraykanka-oo-mowqifkiisa-muujiyey\/","title":{"rendered":"”Taas kaama filaynin” – Dadwaynaha oo MW Xasan ku dhaliilay kelmado uu ku adeegsadey bayaan uu kasoo saaray xasaradda Laascaanood (Maraykanka oo mowqifkiisa muujiyey)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 31 Dis 2022<\/strong> <\/span>\u2013 Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dhibaatada ka aloosan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.<\/p>\n

MW Xasan ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan ehelada ay ka geeriyoodeen dadkii birmo-geydada ahaa ee ku dhintay bannaan-baxyada ka dhacay magaalada Laascaanood, waxa uuna xusay in dadka Soomaaliyeed ay dhibaatooyin badan soo mareen, maantana aysan mudneyn in dib loogu celiyo dhibaatooyinkaas.<\/p>\n

Waxaa uu sidoo kale ugu baaqay Soomaaliland in xal aan xabbad ahayn ay ku wajahdo xaaaladda reer Laascaanood, isagoo sheegay in Dowladda Federaalka ah ay mudnaan wayn siinayso xasilloonida, nabadda, adkaynta walaalnimada iyo wada noolashaha dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n

DF Somalia waxay sida muuqata mas’uuliyadda magaalada Laascaanood u tiirisey Maamulka Somaliland iyadoo aan u xusin Maamul ahaan balse ku koobtay Somaliland, iyadoo ay dadwaynuhu markiiba bilaabeen inay dhaliilaan nuxurka iyo weeraynta qoraalkan kooban.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Dhanka kale, Maraykanka ayaa isna ka hadlay qaaquullooyinka dhiiglaha ah ee ka soconaya magaalada Laascaanood oo lagu diley dad rayid ah oo ka dhiidhinayey wiil halkaa isna lagu khaarajiyey oo ka mid ah dhowr dil oo qorshaysan oo halkaa ka dhacay.<\/p>\n

”Wararka ku saabsan rabshadaha ka socda Laascaanood, waxaan ku biiraynaa codadka Soomaaliyeed ee ku baaqaya in la is dejiyo,” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho.<\/p>\n

”Nabadda & sharcigu waa inay ka sarreeyaan dhibaataynta dadka rayidka ah & burburinta hantida.” ayaa lagu soo xirey bayaanka kooban ee Safaaradda.<\/p>\n