Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":88060,"date":"2022-12-29T15:24:08","date_gmt":"2022-12-29T15:24:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=88060"},"modified":"2022-12-29T16:53:49","modified_gmt":"2022-12-29T16:53:49","slug":"sababta-ay-dilalku-uga-dhacaan-magaalada-laascaanood-oo-sharraxaad-laga-bixiyey-dhegeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/29\/sababta-ay-dilalku-uga-dhacaan-magaalada-laascaanood-oo-sharraxaad-laga-bixiyey-dhegeyso\/","title":{"rendered":"Sababta ay dilalku uga dhacaan magaalada Laascaanood oo sharraxaad laga bixiyey (Dhegeyso)"},"content":{"rendered":"

(Laascaanood) 29 Dis 2022<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Waxaa ay shaqaaqo ka taagan tahay magaalada Laascaanood oo ay dadku dibadbax ka dhigayaan kaddib markii la diley wiil dhallinyaro ah.<\/p>\n

Haddaba, waxaa la is waydiinayaa sababta dadka loogu laayo magaalada Laascaanood ee ka duwey magaalooyinka kale ee uu joogo Maamulka Somaliland. Dadka wax dilayaa se yay yihiin? Ma Al Shabaab baa? Haddii ay sidaa tahay maxay magaalooyinka kale ee Maamulkaasi u tegi kari waayeen?<\/p>\n

Weriye Cabdirisaaq Terra ayaa sheegay inuu jawaab u hayo su’aalahaasi wuxuuna sheegay in cidda Laascaanood wax ku dishaa ay tahay isla Maamulka Somaliland, gaar ahaan sirdoonkooda, isagoo sababeeyey.<\/p>\n

Wuxuu sheegay in Laascaanood aysan weli isu dhiibin sida magaalooyinka Ceerigaabo iyo Boorama oo uu sheegay in heerkan oo kale lasoo marsiiyey ilaa ay aqbalaan go’itaanka lagu dirqiyey, sida uu yiri.<\/p>\n

Waxaa kale oo uu Terra keenay tusaale waaqici ah oo ah in Laascaanood ay tahay magaalada ugu yar dhulka ay Somaliland gacanta ku hayso sidoo kalena ay ugu badan yihiin ciidanka Somaliland, iyadoo markii xabbad bastoolad ah dhinac laga rido dhanka kale laga maqli karo aysan suurtagal ahayn inuu qof inta dad ku dilo uu baxsado iyadoo aysan qaban ciidamada ammaanka ee goobta ku sugan.<\/p>\n

Si kastaba se, hadalkan Terra waa in cusbo lagu daraa waayo Laascaanood waxaa sidoo kale lagu diley dad ka tirsan Maamulka Somaliland laftiisa sida madax, howlwadeenno hay’adeed iyo shaqaale kale.<\/p>\n

\n