Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87756,"date":"2022-12-23T13:47:06","date_gmt":"2022-12-23T13:47:06","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87756"},"modified":"2022-12-23T13:47:06","modified_gmt":"2022-12-23T13:47:06","slug":"wararkii-ugu-dambeeyey-ninka-weerarka-ka-gaystey-paris-muuqaal-hal-kelmad-oo-laga-layahay-cinwaannada-warbaahinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/23\/wararkii-ugu-dambeeyey-ninka-weerarka-ka-gaystey-paris-muuqaal-hal-kelmad-oo-laga-layahay-cinwaannada-warbaahinta\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyey ninka weerarka ka gaystey Paris + Muuqaal (Hal kelmad oo laga la’yahay cinwaannada warbaahinta)"},"content":{"rendered":"

(Paris) 23 Dis 2022<\/strong><\/span> \u2013\u00a0Saddex qof ayaa la diley kuwa kalena si xun ayay u dhaawacmeen kaddib markii nin oday ah oo ah xag-jir ‘midigta-fog’ ahi uu rasaas ku furay meel ku taalla magaalada Paris, taasoo dhalisay ‘argagax guud’ xilli uu markale dhiig ku daatay waddooyinka caasimadda Faransiiska.<\/p>\n

Ninka toogashada gaystey oo ay da’diisu ahayd 69-jir, kana soo jeeda dalka Faransiiska, oo sannadkii hore weerar ku qaaday xero ay ku jireen dad muhaajiriin ah, ayaa si indho la’aan ah u\u00a0 rasaaseeyey meel u dhow xarunta dhaqanka Kurdish-ka ee Ahmet-Kaya Kurdish Cultural Centre oo ku taalla meel mashquul badan oo ka mid ah Gare du Nord, duhurkii.<\/p>\n

Goob timaha lagu hagaajiyo oo u dhow, ayaa askari geesi ah waxa uu ku guulaystey in uu qoriga ka maroojiyo gacan ku dhiiglahan oo xabsiga laga sii daayey 11 maalmood kahor, si uu u joojiyo rasaastu oo ku dhacaysey meel u dhow saldhigga Eurostar, iyadoo sidoo kale makhaayad ku dhow.<\/p>\n

Bishii Diseembar ee sannadkii hore, isla ninkan ayaa la sheegay inuu seef ku googooyey teendhooyin ay ku jireen muhaajiriin Suudaani ah meel ku taalla caasimadda Faransiiska, isagoo xilligaasi laba qof isbitaal la dhigay, waxaana ku socdey laba baarisood oo isku day dil ah oo kala duwan oo dhacay 2016 iyo 2021.<\/p>\n

Xigeenka Duqa Magaalada Paris, Ian Brossat, ayaa sheegay in ninka weerarkan gaystey uu horay u sheegay hadallo ka dhan ah ajaaniibta.<\/p>\n

Ilaha baaritaanka ayaa yiri: ”Waxay u muuqataa inuu yahay cunsuri midig-fog ah oo xag-jir ah kaasoo muddaba bartilmaameedsanayey qof kasta oo u eg soo galooti.’<\/p>\n

Warbaahinta iyo dowladaha Galbeedka ayaa marka ay warka ninkan qorayeen aan weli u adeegsan inuu yahay argagixiso, waloow falka uu gaystey uu yahay mid argagixisannimo. Halkan kasii aqri…<\/strong><\/a><\/p>\n