R\u00edo de la Plata<\/a> xilligii uu dalkan Argentina ku jirey gumaysigii Isbaanishka.<\/p>\nBalse marar badan Madowga waxaa loo adeegsanayey sidii gaashaan rasaasta loo dhigo. Ciidamada kacdoonka, tusaale ahaan, waxay qorteen dad addoonsi ku jirey si ay ula dagaallamaan Isbaanishka dagaalladii xorriyadda ee Argentina (1810-1819) ee ka dhanka ahaa ciidamada Isbaanishka, iyagoo ballanqaaday in la xoraynayo haddii ay ciidanka ku jiraan muddo shan sano ah.<\/p>\n
Yeelkeede, xitaa kaddib ku dhawaaqiddii Madaxbanaanida Argentine, Luulyo 9, 1816-kii ma aanay hakin dhibaatadii ay wajahayeen dadkii madowga ahaa oo xitaa intii uu dagaalku socdey u baxsanayey dalalka kale ee Laatiin Ameerika.<\/p>\n
Argentina ayaa waxay ugu dambayn laashay sharciyadii ogolaanayey addoonsiga 1853-kii oo laga joojiyey inta badan dalkaasi iyo 1861-kii oo laga joojiyey caasimadda Buenos Aires, balse waxaa sii socdey in la laayo madowga heer ay wararka qaar sheegayaan in la waayo rag ku filan oo guursado dumarkoodii oo ay markii dambe guursadeen caddaanka dalkaasi.<\/p>\n
Halkan kasii aqri maqaal uu ka qoray warqadka Washingtonpost….<\/strong><\/span><\/p>\nHadalsame Media\u00a0<\/span><\/strong><\/p>\n\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"
(Buenos Aires) 22 Dis 2022 \u2013 Waa maxay sababta uusan Xulka Argentina u wadanin ciyaartoy madow ah? Si ka duwan dalalka kale ee Koonfurta Ameerika sida Brazil, Xulka kubbadda cagta ee Argentina ma laha wax matalaad Madow ah. Koobkii Adduunka ee 2014-kii, waxay dadku ku kaftameen sida xitaa Xulka kubbadda cagta Jarmanku uu u watey […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87694,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,17,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/s-46.jpg?fit=1024%2C683&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mOp","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87693"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=87693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87695,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87693\/revisions\/87695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/87694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=87693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=87693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=87693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}