Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87608,"date":"2022-12-21T10:12:33","date_gmt":"2022-12-21T10:12:33","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87608"},"modified":"2022-12-21T10:12:33","modified_gmt":"2022-12-21T10:12:33","slug":"xirfad-xumada-silaca-dadka-ku-haysta-garoomada-diyaaradaha-ee-magaalooyinka-muqdisho-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/21\/xirfad-xumada-silaca-dadka-ku-haysta-garoomada-diyaaradaha-ee-magaalooyinka-muqdisho-hargaysa\/","title":{"rendered":"Xirfad xumada & Silaca dadka ku haysta Garoomada Diyaaradaha ee magaalooyinka Muqdisho & Hargaysa"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Dis 2022<\/strong><\/span> \u2013 Waxyaabaha inta badan Soomaalida lagu kari la’yahay waxaa ka mid ah nidaamka iyo raacistiisa, iyadoo ay badiyaa dhacdo in nidaamka uu ku takri falo kii wax ku xukumayey ama ku tacaddiyo ama hareer maro kii lagu xukumayey.<\/p>\n

Waxaan qaybtan ku eegaynaa dhibaatada Soomaalida amam mararka qaar dadka kale ku haysata garoomada Somalia, waxaan soo qaadanaynaa kuwa ugu waawayn oo ah midka Aadan Cadde iyo Hargaysa.<\/p>\n

HARGAYSA<\/strong> – Waxyaabaha yaabka leh oo ay dadkii maray ama ka degey garoomadan waxaa ka mid ah in tusaale ahaan dad Hargaysa cabbaar-fur (Transit) ku ahaa la waydiiyey lacago dheeraad ah iyadoo lagu leeyahay waxaad wadataan ”miisaan dheeraad ah”, tiiyoo ay jirto in dadka sidaa lagu leeyahay oo dibedda ka yimid ay saarnaayeen diyaarado caalami ah oo boorsooyinkooda horay usoo miisaamay.<\/p>\n

Waxyaabaha kale ee Hargaysa laga sheegtay waxaa ka mid ah in dadka lagu khasbo oo lacago looga qaado waxyaabo aanay dookhanin ama u baahnayn sida bacaha boorsooyinka lagu dahaaro oo ay dadku noo sheegeen in khasab looga dhigay inay adeeggaa iibsadaan.<\/p>\n

Waxaa intaa dheer, qofka oo la qashqashaado ama boorsooyinka qof iskala cararo isagoo aan loo fasixin kaddibna lacag la waydiiyo, taasoo sidoo kale uu la qabo Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

MUQDISHO<\/strong> – Waxyaabaha Muqdisho laga sheegtay waxaa ka mid ah inay meelaha qaar nidaam ahaan uga liitaan Hargaysa, sida inuu qofku la kulmayo dad iska lugaynaya oo taagan meelaha garoonka laga galo oo ku wareerinayo su’aalo fara badan. Halkee ka timid? Diyaaraddee la socotey? Dalkee soo martay IWM ayay dadkii oo yaabban ku qarqiyaan, iyadoo qofka wixii la waydiinayo ay ku habboon tahay in lala sugo marka uu hortago sarkaalka ka tirsan Waaxda Socdaalka ee gelitaanka ugu dhufanaya, haddii uu sito baasaboor qalaad.<\/p>\n

”Waxay noola hadleen sidii inaysanba fahamsanayn inay meeshu tahay garoon caalami ah oo sida uu u shaqeeyaba ay tahay inay imanayaan dad aanu hal qof wada garan karin.” ayay tiri gabar qurbaha ka timid oo la hadashay Hadalsame iyadoo magaceeda qarinaysa.<\/p>\n

Sidoo kale, Muqdisho waxaa laga sheegtay bas dadka qaada wax ka yar laba KM oo lacago uga qaata qaab baad aan waxba dhaamin, maadaama dadkani ay is maarayn kari lahaayeen, iyadoo uu qofku ku mashquulo baskan bilaa micnaha ah ee beesada loo samaystay iyo adeegga aan loo baahnayn ee uu qabanayo.<\/p>\n

Waxaa kale oo jirta in dadka lacago ay waydiiyaan dad sheegaya inay ”gudbinayaan”, lamana yaqaan sababta uu qofku ugu baahan yahay, iyo dabcan boorsadii la dafayey ee deeto lacagta la waydiinayey.<\/p>\n

MAXAY WADAAGAAN LABADA GAROON?<\/strong> Waxaa si guud garoomadan labada ah ee aan soo sheegnay ashatko ka ah gabdhaha halkaa ka dega oo sheegay in la faduuliyo oo la suusiyo ”Cat calling”, waxaa kale oo ay wadaagaan inay dadka boorsooyinka ka lumiyaan marka dambena raadintooda lagu dhibo iyo inaan dadka la siinin adeeg ay xirfadlennimo ka muuqato, dadka meesha joogaana inta badan maba fahamsana howsha ay meesha u joogaan ama dan kama laha.<\/p>\n

Waxaa sidoo kale yar isla xisaabtanka iyo cawaaqibka qofkii wax ku ciyaara.<\/p>\n

Tifaftirka<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Dis 2022 \u2013 Waxyaabaha inta badan Soomaalida lagu kari la’yahay waxaa ka mid ah nidaamka iyo raacistiisa, iyadoo ay badiyaa dhacdo in nidaamka uu ku takri falo kii wax ku xukumayey ama ku tacaddiyo ama hareer maro kii lagu xukumayey. Waxaan qaybtan ku eegaynaa dhibaatada Soomaalida amam mararka qaar dadka kale ku haysata […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87609,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Namnlos-107.png?fit=726%2C454&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mN2","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87608"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=87608"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87611,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87608\/revisions\/87611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/87609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=87608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=87608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=87608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}