Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87589,"date":"2022-12-21T09:01:43","date_gmt":"2022-12-21T09:01:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87589"},"modified":"2022-12-21T09:02:12","modified_gmt":"2022-12-21T09:02:12","slug":"maxay-ahayd-calaamaddii-uu-messi-muujinayey-markii-uu-dabbaaldegayey-maxaase-lagu-qarinayaa-erayga-goat-cadaymo-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/21\/maxay-ahayd-calaamaddii-uu-messi-muujinayey-markii-uu-dabbaaldegayey-maxaase-lagu-qarinayaa-erayga-goat-cadaymo-sawirro\/","title":{"rendered":"Maxay ahayd calaamaddii uu Messi muujinayey markii uu dabbaaldegayey? Maxaase lagu qarinayaa erayga GOAT? + Cadaymo & Sawirro"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 21 Dis 2022<\/strong><\/span> \u2013 Eraygaan GOAT si aan loo fahmin waxa loola jeedo waxaa lagu qariyaa erayo la soo gaabiyay oo ay ula jeedaan ”Greatest of All Time” waliba dadka si aan ahayn macnaha runta ayaa loogu tarjumaa waliba waxay ku qeexaan meel gaar ah aad ugu wanaagsan.<\/p>\n

Tusaale, sida qof kubbada heer sare ka gaaray , feerka qof heer sare ka gaaray laakiin yaan lagu waalin sifadaan waxaa loogu yeeri karaa Ilaahay kaliya meeshaan RIDA dan gaara oo laga leeyahay shaydaan caabudka ayaa lagu qarinayaa, iyagoo u adeegsanaya GOAT = Greatest of All Time.<\/p>\n<\/div>\n

Qolyaha shaydaaniyiinta la yiraahdo ee shaydaanka caabuda waxay leeyihiin macbad la yiraahdo Satanic Temple oo leh madax riyeed kaasoo loo yaqaan Baphomet<\/strong>, balse haatan waxaa lagu socodsiiyaa ciyaaraha. Waxba yaan lagu oran qof kasta oo u wayn Mihnad sida Football, feerka iyo ciyaarahan kale ayaa GOAT la dhahaa waa been cad.<\/p>\n

Kollay kooxdii maanshiilka ee aragtida cabsida dadka ku shaabadayn jirtey la waayi maayo, laga yaabee inaad iska tiraahdo ”aragtida cabsida ayaad aamintay” ama tiraahdo ”Messi ayaa ka xun tahay in loogu yeero”, balse tani waa dhab Riyo iyo kubbad waxa isu keenay soo maaha erayada Greatest of All Time marka la soo gaabiyo ayaa GOAT loo qoraa hadaba waxaan kuu sheegaya wax kale ayaa jira ee sidaa jeceshahay u qaado adigu dookh adigaa leh.<\/p>\n

Mohamed Ali kalay ayaa diidey oo loogu yeeri jiray GOAT feeryahanka waxa uu yiri marka laga tago waynida Ilaahay waxaa jira micneyaal kale oo ku qarsoon RIDA wuxuuna ula jeeda Shaydaanka kuwa caabuda.<\/p>\n

Hadaba origigan ama ridan calaamadda u ah kuwa Shaydaanka caabuda waa taallo naxaas ka samaysan oo la dhigo Macbadka Shaydaaniyiinta ee Satanic Temple”, waxaana hadda fursad loo helay qaab loogu dhuunto erayga Greatest of All Time oo GOAT loosoo gaabiyey.<\/p>\n

Tan kale, markii uu dabbaaldegayey, Messi inuu sidaan sameeyo maxaa ku khasbay oo uu laba farood gaar u taago markasta, u fiirso dhammaan meel kasta oo uu istaago sidaas ayuu labada farood u taagayey.<\/p>\n

Waxaad raadisaa magaca sanamka Shaydaaniyiinta ee Baphomet<\/strong> ee deeto eeg labada sida ay isu waafaqsan yihiin labada farood ee orgiga Shaydaanka astaanta u ah iyo wixii uu Messi sameeyey, sidoo kale eeg taatoo-ga gacmihiisa ku buufsan. Go’aanka adigaa leh.<\/p>\n

Tan kale, Ilaahay ayaa ah midka markasta ugu wayn, balse waxaa lagu qarinayaa sanamka Shaydaanka oo ay iyagu u yaqaannaan Greatest of All Time haddii aani Messi kuwaa wax la caabduin muxuu sida sawirkaan ka muuqata sidaa u sameeyey. Ma mahadnaq uu samaynayo orgigaa mise?<\/p>\n

\n
\"\"
Argentina’s forward #10 Lionel Messi gestures after receiving the Golden Ball award during the Qatar 2022 World Cup trophy ceremony after the football final match between Argentina and France at Lusail Stadium in Lusail, north of Doha on December 18, 2022. (Photo by FRANCK FIFE \/ AFP)<\/figcaption><\/figure>\n

\"\" \"\" \"\" \"\" \"\" \"\" \"\" \"\"<\/p>\n

W; D:<\/strong> Amiin Guuleed<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Dis 2022 \u2013 Eraygaan GOAT si aan loo fahmin waxa loola jeedo waxaa lagu qariyaa erayo la soo gaabiyay oo ay ula jeedaan ”Greatest of All Time” waliba dadka si aan ahayn macnaha runta ayaa loogu tarjumaa waliba waxay ku qeexaan meel gaar ah aad ugu wanaagsan. Tusaale, sida qof kubbada heer sare […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87599,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[2,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Namnlos-106.png?fit=1290%2C720&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mMJ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87589"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=87589"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87601,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87589\/revisions\/87601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/87599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=87589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=87589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=87589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}