Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87502,"date":"2022-12-19T14:24:40","date_gmt":"2022-12-19T14:24:40","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87502"},"modified":"2022-12-19T14:24:40","modified_gmt":"2022-12-19T14:24:40","slug":"farqi-wayn-oo-u-dhexeeya-hab-raac-howleedka-daroonnada-maraykanka-turkiga-ee-caawiya-ciidanka-somalia-farqi-la-calaameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/19\/farqi-wayn-oo-u-dhexeeya-hab-raac-howleedka-daroonnada-maraykanka-turkiga-ee-caawiya-ciidanka-somalia-farqi-la-calaameeyey\/","title":{"rendered":"Farqi wayn oo u dhexeeya hab-raac howleedka daroonnada Maraykanka & Turkiga ee caawiya Ciidanka Somalia (Farqi la calaameeyey?)"},"content":{"rendered":"
(Muqdisho<\/strong>) 18 Dis 2022<\/strong><\/span> \u2013 Waxaa la sheegay inuu farqi howlgal u dhexeeyo hab-raaca howlgal ee daroonnada Turkiga iyo kuwa Maraykanka ee Somalia duqaymaha ka gaysta.<\/p>\n Sida ku cad qoraal dhowaan kasoo baxay Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika ee AFCOM,\u00a0 labadii weerar ee ugu dambeeyey ay 14-kii iyo 17-kii bishan Diseembar ka fuliyeen meel ku dhow magaalo xeebeedka Cadale.<\/p>\n Duqaymahan ayaa ku yimid codsi kaga yimid dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana waxaa lagu taageerayey Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sida ay qortay VOA oo ku hadasha Codka<\/p>\n Weerarka koowaad ayaa ka dhacay meel 176 KM dhanka Woqooyi Bari kaga beegan magaalada Muqdisho, waxaana lagu dilay 7 dagaalyahan, halka weerarka labaadna uu ka dhacay meel qiyaastii 220 KM dhanka waqooyi bari kaga beegan magaalada Muqdisho, waxaana lagu dilay 8 ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n