Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87394,"date":"2022-12-17T09:47:26","date_gmt":"2022-12-17T09:47:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87394"},"modified":"2022-12-17T09:47:39","modified_gmt":"2022-12-17T09:47:39","slug":"imisa-laacib-oo-ka-tirsan-xulka-marooko-ayaa-ka-dagaallama-in-carab-lagu-sheego-waa-qoowmiydee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/17\/imisa-laacib-oo-ka-tirsan-xulka-marooko-ayaa-ka-dagaallama-in-carab-lagu-sheego-waa-qoowmiydee\/","title":{"rendered":"Imisa laacib oo ka tirsan Xulka Marooko ayaa ka dagaallama in ”CARAB” lagu sheego? (Waa qoowmiydee?)"},"content":{"rendered":"

(<\/strong>Hadalsame<\/b>) 17 Dis 2022<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Maxay Guushii Marooko uga dhigan tahay Qowmiyadda Berberka?<\/p>\n

Guulihii isbadajoogga ahaa xulka Qaranka Marooko la gaaray Koobka Adduunka ee sannadkan Qadar martigelisay, fiinaalihiisana Axadda loo madlan yahay, waxa uu fursad taageerayasha gobol kubbaddiisa aysan inta matalaad muuqata helin.\u00a0 Guulihii Marooko ilaa afar-dhammaadka ku tagtay waxa uu dib boorka uga jafay dareenkii midnimo ee dunida Muslinka iyo kan Carabta.<\/p>\n

Yeelkeede, guulihii Marooko waxa ay dhaliyeen hadalhayn ku saabsan doorka qowmiyadda Amaasiiqadu (Berber) guulahaas ku lahayd. Markii Marooko Bortaqiiska ku tumatay ayaa jaaliyadda Marooko ee New York waxa ay soo buuxdhaafiyeen Time Square-ka New York.<\/p>\n

Oualid Majdoubi oo aha kalkaaliye caafimaad oo New York tagay asaga shan jir ah waxa uu isku soo maluuqay midabka calanka Boqortooyada Markooko, iyo calan kale oo aan ahayn kan Marooko. Waxa uu sitay calanka saddex midablaha ee qowmiyadda Berberka kuwaas oo ah dadkii asal ahaan dalkaas degganaa.<\/p>\n

Goolhayaha kaydka ah ee Marooko Muniir Maxameddi oo calanka Berberki dhexda ugu xiran yahay baa asagana la arkayay. Berberku qayb libaax bay ka yihiin dadweynaha Marooko iyo qurbajoogta dalkaas ee dibadda jooga.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

“Waxaan dareemay in aan dalkaygii jooho oo dabbaaldeg aroos kala qaybgalayo qoyskayga iyo qaraabadayga,” ayuu Majdoubi u sheegay Middle East Eye. Calanka Berberka waxa uu si wayn uga muuqday kulanka Marooko uga badisau Spain.<\/p>\n

Gwyneth Talley oo ah kaaliye macallin anthropology-ga ah ka ah American University of Cairo, ayaa dood geliyey sheegashada ah “Marookaanku waxa ay isku arkaan Afrikaankii iyo Carabtii ugu horreeyay semi-final gaara.<\/p>\n

Gwyneth Talley ayaa yiri: “Haddii aad wadada kula hadasho Moroccan-ka, dhalashadooda Moroccan ahaanta iyo haybtooda Amaasiqada ayaa loo tixgeliyaa marka hore”.<\/p><\/blockquote>\n

Qaar ka mid aha ciyaaryahannada ygu caansan Marooko ayaa isir ahaan Berber ah. Waxaa ka mid ah Hakim Ziyech, Selim Amallah, iyo Sofyan Amrabat iwm. Inkasta oo Marooko tahay qaran isirro badan leh haddana weriyayaasha Marooko ayaa guulaha Marooko u dhigay guulo koox Carbeed gaartay.<\/p>\n

Tirakoobkii ugu dambeeyey ee dadka Marooko laga qaaday sannadkii 2014-kii waxa uu muujiyay in 27% dadka dalkaasi ku hadlaan luuqadda Berberka, ayada oo ay taasi jirto ayaa haddana 70% dadka Marooko sheegtaan in ay leeyihiin hiddaha Berberka.<\/p>\n

Si kastaba ha ahaatee, qoyska Boqortooyada Marooko ayaa muddo dheer isku dayayay hoos u dhigidda aqoonsiga Berberka, inkasta Boqorka hadda xilka hayaa uu siyaasaddaas beddalay sanandkii 1999. Sannadkii 2011-kiina Boqorki waxa uu luqadda Berberka ka dhigay luqadda rasmiga ah ee Marooko.<\/p>\n

W; D:<\/strong> Cali M. Diini<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Dis 2022\u00a0\u2013\u00a0Maxay Guushii Marooko uga dhigan tahay Qowmiyadda Berberka? Guulihii isbadajoogga ahaa xulka Qaranka Marooko la gaaray Koobka Adduunka ee sannadkan Qadar martigelisay, fiinaalihiisana Axadda loo madlan yahay, waxa uu fursad taageerayasha gobol kubbaddiisa aysan inta matalaad muuqata helin.\u00a0 Guulihii Marooko ilaa afar-dhammaadka ku tagtay waxa uu dib boorka uga jafay dareenkii midnimo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87395,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[2,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sd-8.webp?fit=1248%2C701&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mJA","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87394"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=87394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87397,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87394\/revisions\/87397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/87395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=87394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=87394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=87394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}