Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87373,"date":"2022-12-17T09:30:54","date_gmt":"2022-12-17T09:30:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87373"},"modified":"2022-12-17T09:31:40","modified_gmt":"2022-12-17T09:31:40","slug":"dalal-yurub-ah-oo-qarinaya-xog-taariikh-muhim-ah-oo-ku-saabsan-soomaalida-waa-dalalkee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/17\/dalal-yurub-ah-oo-qarinaya-xog-taariikh-muhim-ah-oo-ku-saabsan-soomaalida-waa-dalalkee\/","title":{"rendered":"Dalal Yurub ah oo qarinaya XOG & TAARIIKH muhim ah oo ku saabsan Soomaalida (Waa dalalkee?)"},"content":{"rendered":"

(<\/strong>Hadalsame<\/b>) 17 Dis 2022<\/strong><\/span> \u2013 Carabtu waa ummad weyn oo Soomaalida deris la ah, qarniyo badanna la lahayd xidhiidh dhaqan, diineed iyo ganacsi. Waana dad aad wax u qori jiray. Sidoo kale la ga soo bilaabo qarniyadii dhexe dadka reer Yurub aad bay u ga war hayeen una soo gaadhi jireen xeebaha Soomaalida, colaad iyo nabadba.<\/p>\n

Xaqiiqada halkaa ku jirtaa waa in labadaa qolaba wax badan Soomaalida iyo dhulkeeda ka qoreen, waxaas oo sida aan qabo iyaga oo farguri ah ku dhex lunsan badweynta arkiifiyada iyo meelaha aan weli iftiinka iyo gacantu gaadhin ee ummadahaas.<\/p>\n

Kutubta fargurida ah ee aan weli la daabicin ee Carabtu haysaa malyuumaad bay gaadhaysaa sida la sheegay, reer Yurubkuna waa la mid.<\/p>\n

Sida caadiga ah qoraallada noocaas ah waxaa loo xiiseeyaa loona daabacaa hadba cidda ay khusaysaa sida ay muhiim u tahay ee arrimaheeda loo danaynayo iyo sida iyadu taariikhdeeda u raadiso.<\/p>\n

Soomaalida casrigan cid danaynaysaa ma jirto, iyaduna gaajo iyo dagaallo ayay la legdamaysaa oo wax kale tamar u ma hayso. Waxaa se jiri kari lahaa qofaf gaar ahaantooda taa xiiseeya oo wax raadraadiya.<\/p>\n

Ilaa imika wax aynnu koolkoolinnaa sadarro aad u tiro yar oo muddo aan qarni iyo badh ka badnayn la innaga qoray, oo weliba ciddii qortay iyadu faafisay ee aynnaan innagu raadin.<\/p>\n

Waan hubaa in wax badani yaallaan Carabta, gaar ahaan Yaman, Cummaan iyo Masar. Sidoo kale Bortaqiiska, Ingiriiska, Jarmalka, Usteriya, Talyaaniga iyo Faransiiska. Waxaana yaab leh dalalkaa maanta in ay ku nooshahay Soomaali boqollaal kun gaadhaysa oo waxbaratay, oo aan arrintaa far u qaadin.<\/p>\n

Tusaale ahaan Soomaalidii u gu horraysay ee Maraykanka gashay, oo aan beri dhowayd halkan ku soo qoray, ma jirto cid dabo gashay taariikhdooda. Sidoo kale dadkii reer Yurub ee Soomaalida soo xukumay haddii qoysaskoodii la raadiyo shaki la’aan xusuusqor badan oo taariikhdeenna ku saabsan baa la ga soo heli lahaa.<\/p>\n

W; D:<\/strong> Ibraahim Hawd Yuusuf<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Dis 2022 \u2013 Carabtu waa ummad weyn oo Soomaalida deris la ah, qarniyo badanna la lahayd xidhiidh dhaqan, diineed iyo ganacsi. Waana dad aad wax u qori jiray. Sidoo kale la ga soo bilaabo qarniyadii dhexe dadka reer Yurub aad bay u ga war hayeen una soo gaadhi jireen xeebaha Soomaalida, colaad iyo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87392,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,17,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Namnlos-83.png?fit=667%2C645&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mJf","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87373"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=87373"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87393,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/87373\/revisions\/87393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/87392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=87373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=87373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=87373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}