Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87295,"date":"2022-12-15T10:33:32","date_gmt":"2022-12-15T10:33:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87295"},"modified":"2022-12-15T10:34:23","modified_gmt":"2022-12-15T10:34:23","slug":"macallinka-faransiiska-oo-jawaab-lama-filaan-ah-ka-bixiyey-in-benzema-uu-ciyaari-karo-final-ka-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/15\/macallinka-faransiiska-oo-jawaab-lama-filaan-ah-ka-bixiyey-in-benzema-uu-ciyaari-karo-final-ka-daawo\/","title":{"rendered":"Macallinka Faransiiska oo jawaab lama filaan ah ka bixiyey in Karim Benzema\u00a0uu ciyaari karo final-ka (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Dooxa) 15 Dis 2022<\/strong> <\/span>\u2013\u00a0Tababaraha France ee Didier Deschamps ayaa si aan kala caddayn uga jawaabey markii la waydiiyay in Karim Benzema<\/a> uu ka soo muuqan karo final-ka Koobka Adduunka – isagoo inta neef jiidey kaddib yiri ‘su’aasha xigta’.<\/p>\n

Xulka \u00a0Les Bleus<\/a> ayaa iska xaadirisay final-ka Koobka Adduunka oo ay Axadda la ciyaarayan Argentina kaddib markii ay 2-0 kaga badiyeen Morocco<\/a> habeenkii xalay ahaa \u2013 waxaana goolasha u kala dhaliyay Theo Hernandez iyo Randal Kolo Muani – laakiin waxaa jirtey hadalhayn badan oo ku saabsan in Benzema uu samayn karo soo noqosho cajiib ah tiiyoo uu dhaawac ku seegay tartanka oo dhan.<\/p>\n

Si kastaba ha ahaatee, xiddiga Real Madrid<\/a> ayaa dhowaan ku soo laabtay tababarka gaar ahan Arbacadii, waxana uu weli u diiwaan gashan yahay kooxda France – sidaa darteed waxa uu door ka ciyaari karaa final-ka hadii uu ku guulaysto inuu jir usoo kabsado ciyaartan wayn.<\/p>\n

Deschamps ayaase u muuqda mid ka caroodey su’aasha soo laabashadiisa isagoo markii hore indhaha isku qabtay oo dhabannada taabtay, kahor inta uusan dhihin ‘ma doonayo in aan ka jawaabo su’aashaas,’ xilli uu muujinayo dhoolla-cadaynayn aan kal iyo laab ahayn isaga oo si deg deg ah u leh: ‘Su’aasha xigta.<\/p>\n

\n

Is Karim Benzema back for the final?? \ud83d\udc40#BBCWorldCup<\/a> #FifaWorldCup<\/a> pic.twitter.com\/M9wy25lwcD<\/a><\/p>\n

\u2014 BBC Sport (@BBCSport) December 14, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n