Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87203,"date":"2022-12-13T19:48:37","date_gmt":"2022-12-13T19:48:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87203"},"modified":"2022-12-13T19:48:37","modified_gmt":"2022-12-13T19:48:37","slug":"maxay-tahay-sababta-arsenal-iyada-oo-badisay-misna-rigoorayaal-loogu-kala-baxay-sida-uu-u-shaqeeyo-dubai-super-cup","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/13\/maxay-tahay-sababta-arsenal-iyada-oo-badisay-misna-rigoorayaal-loogu-kala-baxay-sida-uu-u-shaqeeyo-dubai-super-cup\/","title":{"rendered":"Maxay tahay sababta Arsenal iyada oo badisay misna rigoorayaal loogu kala baxay? (Sida uu u shaqeeyo Dubai Super Cup)"},"content":{"rendered":"

(Dubai) 13 Dis 2022<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Arsenal ayaa ku guulaysatay koobka Dubai Super Cup 2022 kaddib markii ay 2-1 ku garaacday AC Milan galabta.<\/p>\n

Martin Odegaard iyo Reiss Nelson ayaa qaybtii hore ee ciyaarta goolasha u dhaliyey Gunners kahor inta uusan Milan gool soo daahay u dhalin daaficii hore ee Chelsea ee Fikayo Tomori.<\/p>\n

QAABKA UU U SHAQEEYO?<\/strong> Koox kastaa waxay ciyaaraysaa laba kulan oo qaab horyaal ah. Arsenal ayaan la ciyaari doonin Liverpool, halka Lyon iyo Milan aysan kulmi doonin.<\/p>\n

Koobka Dubai Super Cup waa uu ka duwan yahay inta badan tartamada kubbadda cagta marka loo eego nidaamka dhibcaha. Kooxuhu waxay weli helayaan 3 dhibcood marka ay badiyaan, eber guuldarrada, laakiin bar-barruhu waxa uu u dhigmaa 2 dhibcood.<\/p>\n

Intaa waxaa dheer, kulan kastaa wuxuu ku dhamaanayaa rigoore rigoore iyadoon la eegin natiijada 90-ka daqiiqo. Guulaystaha rigooruhuna wuxuu helayaa hal dhibic oo gunno ah.<\/p>\n

Natiijada ilaa haatan<\/h2>\n
    \n
  • Arsenal 3-0 Lyon (Arsenal ayaa misna rigoore ku badisay 2-1)<\/li>\n
  • Liverpool 1-3 Lyon (Lyon ayaa misna rigoore ku badisay5-3)<\/li>\n
  • Arsenal 2-1 Milan\u00a0 (Arsenal ayaa misna rigoore ku badisay 4-3)<\/li>\n<\/ul>\n
    \n

    \ud835\udc09\ud835\udc2e\ud835\udc2c\ud835\udc2d \ud835\udc29\ud835\udc1e\ud835\udc2b\ud835\udc1f\ud835\udc1e\ud835\udc1c\ud835\udc2d from Martin \u00d8degaard \ud83e\udd24\ud83e\udd24\ud83e\udd24 @Arsenal<\/a> #ARSACM<\/a> #DubaiSuperCup2022<\/a> pic.twitter.com\/VVYP7Ho5rI<\/a><\/p>\n

    \u2014 Dubai Super Cup (@dubaisupercup) December 13, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n