Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":87183,"date":"2022-12-13T12:49:00","date_gmt":"2022-12-13T12:49:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=87183"},"modified":"2022-12-13T12:49:00","modified_gmt":"2022-12-13T12:49:00","slug":"saykolojiiste-oo-sheegay-sabab-la-yaab-leh-oo-keentay-inuu-kane-cuno-rigooraha-labaad-maxaa-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/13\/saykolojiiste-oo-sheegay-sabab-la-yaab-leh-oo-keentay-inuu-kane-cuno-rigooraha-labaad-maxaa-dhacay\/","title":{"rendered":"Saykolojiiste oo sheegay sabab la yaab leh oo keentay inuu Kane cuno rigooraha labaad (Maxaa dhacay?)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Dis 2022<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Qannaaska Harry Kane<\/a> ayaa kaligiis laga tagay 30-kii ilbiriqsi oo muhim ahaa niyad ahaan kahor inta uusan khasaarin rigooradii labaad ee loo dhigay kulankii France, iyadoo Professor cilmu-nafsiga kubada cagta ihi uu muujiyay, in sababtu tahay in ‘dhiirrigeliyihiisii’ Jordan Henderson<\/a> ciyaarta laga saaray.<\/p>\n

Kabtanka Xulka England<\/a> ee Kane ayaa rigoore cunay daqiiqaddii 84-aad kunlakii wareegga 8-da ee Koobka Adduunka Sabtigii, waxayna taasi guuldarro xanuun badan ku xukuntay Xulka Three Lions oo 2-1 ah lagu reebay.<\/p>\n

Weeraryahanka\u00a0Tottenham<\/a> ayaa rigoorihii koowaad u dhaliyey xulkiisa isagoo barbaro 1-1 ah ciyaarta ka dhigay, balse sababta uu kan labaad u cunay ayaa sharraxaad yaab leh laga bixiyey.<\/p>\n

Geir Jordet, oo ah borofasoor wax ka dhiga Iskuulka Sayniska Isboortiga ee Norway, ayaa soo bandhigay fikrado ku saabsan sababta uu Kane uu u cunay goolka qoraallo taxane ah oo xiiso badan oo uu soo tweet<\/a> gareeyey.<\/p>\n

Wuxuu keenay cadaymo badan oo muujinaya in Henderson<\/a> uu dabiiciyan yahay laacib ku fiican dhiirrigelinta xiddigaha ay isku kooxda yihiin, gaar ahaan marka ay rigoorayaasha ridayaan uu sidaas oo kale sameeyey markii uu rigooraha koowaad dhalinayey Kane.<\/p>\n

Wuxuu u qabtay kubada isagoo u raacay ilaa goobta ay ku taallo barta laga gamo isagoo weliba ka ilaalinaya ciyaar maskaxeedka laacibiinta lidka ah sida uu yeelo xitaa marka uu joogo Liverpool.<\/p>\n

Yeelkeede, Henderson<\/a> waa la bixiyey markii uu Kane cunayey rigoorihii labaad taasoo keentay inuu kaligii muddo nus-daqiiqo ah dhex taagnaado diilinta isagoo aan haysan wax niyad dhis ah, sida uu qabo Jordet oo ku takhasusay saykolojiyadda ciyaaraha iyo sida ay u shaqayso macnawiyadda laacibku.<\/p>\n

Halkan hoose ka dheeho qoraalladiisa oo sawirro wata, adigoo furaya tweet-ka ugu horreeya…<\/strong><\/p>\n

\n

Normally, Harry Kane is a fantastic penalty taker, but under extraordinary pressure also he will occasionally miss.<\/p>\n

A penalty kick is not exclusively an individual task. Teammates can help, assist & support.<\/p>\n

How were the England players supporting Kane in the France match? 1\/ pic.twitter.com\/3Xtz4fDXLK<\/a><\/p>\n

\u2014 Geir Jordet (@GeirJordet) December 12, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n