Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":86900,"date":"2022-12-08T12:34:49","date_gmt":"2022-12-08T12:34:49","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=86900"},"modified":"2022-12-08T12:40:51","modified_gmt":"2022-12-08T12:40:51","slug":"daaha-gadaashiisa-maamulka-xulka-jarmanka-oo-kashifay-arrin-aan-horay-loo-sheegin-oo-loo-arkay-sababta-fashilkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/08\/daaha-gadaashiisa-maamulka-xulka-jarmanka-oo-kashifay-arrin-aan-horay-loo-sheegin-oo-loo-arkay-sababta-fashilkooda\/","title":{"rendered":"DAAHA GADAASHIISA: Maamulka Xulka Jarmanka oo kashifay arrin aan horay loo sheegin oo loo arkay ”sababta” fashilkooda"},"content":{"rendered":"

(Berlin) 08 Dis 2022<\/strong>\u00a0<\/span>\u2013\u00a0Xulka Jarmanka oo dufcaddii labaad oo xiriir ah oo Koobka Adduunka ah guruubka uga haray taasoo dhacaysey tan iyo markii ay koobka qaadeen 2014, ayaa sida hadda soo baxaysa aad u kala daadsanaa kana garo in\u00a0FIFA ay FA-gooda ku ganaaxdey<\/a> inaysan laacib soo fariisin shirka jaraa’id kahor kulankii adkaa ee ay wajaheen Spain isagoo ku doodaya inuu diidanaa inuu laacibiinta soo geliyo safarkaa dheer, wax kale ayaase jirey.<\/p>\n

HADDA MAXAA SOO BAXAY?<\/strong>\u00a0Jawiga ‘dareen fasax’ ee goobta dalxiis ee ‘XIRAN’ ee ay Jarmanku ka joogeen Qadar – iyadoo ay xaasaska iyo saaxiibadood ay ‘isku sawirayaan barkadaha dabaasha’ ayaa lagu soo warramayaa inay qayb ka ahayd guuldarradii iyo fashilkii Die Manschafft kasoo gaartey Koobka Adduunka.<\/p>\n

Wargayska Jarmanka ah ee Bild<\/a> ayaa hadda kashifay kulan xiisadeed oo laba saacadood qaatay oo dhexsaday Madaxwaynaha Xiriirka Xiriirka DFB, Bernd Neuendorf iyo Madaxwayne Xigeenka Hans-Joachim Watzke oo lagaga hadlay wixii kaga khaldamay Qadar, waxaa diiradda la saaray hab-dhaqanka saaxiibada iyo qoysaska ee dhoobnaa hoteelka kooxda oo ay dadku dareemayeen sidii inay ”fasax tamashle ah” ku jiraan.<\/p>\n

Kaddib barbarrihii soo laabashada ahaa ee xulka Spain ay 1-1 kula galeen waxaa la sheegay in ciyaartooydu ay martiqaadeen xaasaskooda iyo saaxiibadooda si ay ula joogaan hoteelka dalxiiska ee caanka ah kahor kulankii muhimka ahaa ee ugu dambeeyey ee Costa Rica.<\/p>\n

Laakiin hadda waxay soo baxday in booqashadii dumarkaasi ay sababtay khilaaf soo kala dhexgalay howlwadeenka FA-ga Jarmanka, maamulka sare ee xulka iyo ciyaartoyda qaar, maadaama ay dumarkani aad u jeediyeen dareenkii iyo feejignaantii laacibiinta oo ka mashquulay ujeedkii loo tegey Qadar.<\/p>\n

Jarmalka ayaa doortay inuu joogo Zulal Wellness Resort oo ku taalla woqooyiga Qadar, waana mid ka mid ah goobaha ugu fog marka laga eego bartamaha magaalada Dooxa oo ay xeradoodu u jirtey in ka badan 111 kiiloomitir.<\/p>\n

Waa goob dalxiis oo shan-xiddigle ah, taas ku fadhisa 28-hektar oo ka kooban 120 qol, islamarkaana saaran Gacanka Carabta, halkaasoo qolalku ay ku kici karaan ilaa \u00a31,400-habeenkii.<\/p>\n

Si kastaba, FA-ga Jarmanka ayaa Arbacadii shalay xaqiijiyey in macallin Hans Flick uu sii ahaan doono tababaraha xulka qaranka ilaa Euro 2024 \u2013 oo tartanka lagu ciyaari doono isla Germany.<\/p>\n

\"\"
Khariidaddan waxaad ka arki kartaa sidii ay Jarmanku uga fogaayeen garoomada lagu ciyaarayo<\/figcaption><\/figure>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Berlin) 08 Dis 2022\u00a0\u2013\u00a0Xulka Jarmanka oo dufcaddii labaad oo xiriir ah oo Koobka Adduunka ah guruubka uga haray taasoo dhacaysey tan iyo markii ay koobka qaadeen 2014, ayaa sida hadda soo baxaysa aad u kala daadsanaa kana garo in\u00a0FIFA ay FA-gooda ku ganaaxdey inaysan laacib soo fariisin shirka jaraa’id kahor kulankii adkaa ee ay wajaheen […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":86901,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[2,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Namnlos-27.png?fit=855%2C575&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mBC","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86900"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86900"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86908,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86900\/revisions\/86908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86901"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}