Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":86883,"date":"2022-12-08T10:20:12","date_gmt":"2022-12-08T10:20:12","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=86883"},"modified":"2022-12-08T10:20:12","modified_gmt":"2022-12-08T10:20:12","slug":"ruushka-oo-ka-digey-in-lagu-sii-socdo-xaalad-keeni-karta-inuu-adeegsado-hubka-nukliyeerka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/08\/ruushka-oo-ka-digey-in-lagu-sii-socdo-xaalad-keeni-karta-inuu-adeegsado-hubka-nukliyeerka\/","title":{"rendered":"Ruushka oo ka digey in lagu sii socdo xaalad keeni karta inuu adeegsado hubka NUKLIYEERKA"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 08 Dis 2022<\/strong><\/span> \u2013 Vladimir Putin waxa uu sheegay in khatarta dagaal Nukliyeerka ah ay kor u sii kacayso, balse waxa uu ku adkaystay in Ruushku \u201cuusan waalnayn\u201d oo aanu marka hore isticmaali doonin hubkiisa Nukliyeerka.<\/p>\n<\/div>\n Madaxweynaha Ruushka ayaa ku adkeystay in dalkiisa uu isticmaali doono oo kaliya hubka wax gumaada si uu uga jawaabo weerar lagu soo qaado.<\/p>\n<\/div>\n Isagoo ka hadlayay shirka sanadlaha ah ee golaha xuquuqul insaanka ee Ruushka, wuxuu sidoo kale sheegay in dagaalka Ukraine uu noqon karo “mid daba dheeraada”.<\/p>\n<\/div>\n Saraakiisha reer galbeedka ayaa aaminsan in Putin markii hore u qorsheeyay inuu gaaro guul degdeg ah.<\/p>\n<\/div>\n Awooda Ruushka ee adeegsiga hubka nukliyeerka ayaa si weyn loo baaray tan iyo markii uu gudaha u galay Ukraine bishii Febraayo.<\/p>\n<\/div>\n “Khatarta noocan oo kale ah waa ay sii kordheysaa, waa khalad in la qariyo,” Putin ayaa ka digay mar uu ka hadlayay rajada dagaal dhanka nukliyeerka.<\/p>\n<\/div>\n Laakiin waxa uu sheegay in Ruushku “xaalad kastaba” aanu marka hore isticmaali doonin hubka, isla markaana aanu cidna ugu hanjabin hubkiisa Nukliyeerka.<\/p>\n<\/div>\n “Ma aanan waalan, waanu ka warqabnaa waxa uu yahay hubka Nukliyeerka,” ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n Putin waxa kale oo uu ku faanay in Ruushku haysto hubka Nukliyeerka ah ee ugu casrisan dunida, waxaanu sheegay in istiraatijiyaddiisa Nukliyeerka ka duwan yihiin kuwa Maraykanka \u2013 oo uu sheegay inay Mareykanka uu hubkiisa Nukliyeerka geeyay dhulal kale.<\/p>\n<\/div>\n Putin ayaa ku andacoodey in illaa hadda boqol iyo konton kun (150,000) oo askari loo diray Ukraine \u2013 kala bar tirada guud ee la uruuriyey. Waxa uu mar kale isku dayey in uu duullaankiisa ku tilmaamo mid difaac ah, oo ka dhan ah waddamada reer galbeedka, oo uu sheegay inay u malaynayeen in Ruushku aanu xaq u lahayn in uu jiro.<\/p>\n<\/div>\n